Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo la wareegay Mashruuca NEOC ee Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka?
Wasiir Xamza Siciid Xamz & RWKX: Mahdi M Guuleed, Sawirk wasaaradda gargaarka & Maareynka Musiibooyinka-5-July-2020
Sida ku cad Warqadda (ALL DONORS-NEOC LOGO LEH) tixraaceedu yahay OPM/0.357 soona baxday 19/09/2020 oo xafiiska Ra’isalwasaaruhu u diray dhammaan Waddamada deeq-bixiyeyaasha & Shaqa-wadaagga la ah dowladda federaalka Soomaaliya Xafiiska Ra’isalwasaaruhu waxa uu si toos ah u maamulayaa una jiheynayaa howlaha Xarunta qaran ee gurmadka degdeg ah (National…