Saddex Xiddig Oo Ka Dhaawacan Man United, Kabtan Maguire Iyo
Manchester United ayaa sugaysa kulanka ay usbuuc dhammaadka la ciyaarayso dhigeeda Tottenham ee ka tirsan horyaalka Premier League iyadoo ay jiraan xiddigo sababo dhaawac muran loo gelinayo ka qayb galkooda ciyaartaas.Man United ayaa soo dhawayn doona Spurs oo uu hoggaaminayo tababarahoodii hore ee Jose Mourinho kaas oo ay hadalo xoogan dhawaan saxaafada isu marinayeen macalin Ole Gunnar Solskjaer.Man United ayaa qaab isku dhafan kusoo bilaabatay xilli ciyaareedkan kaddib markii ay kulankoodii ugu horreeyay guuldarro kala…