Paul Scholes Oo Shaaciyay Xiddig Man United Ah Oo Ku
Paul Scholes ayaa sheegay in Anthony Martial inuu ku dhawaaday inuu ku qiyaameeyo taageerayaasha Manchester United inay u qaataan inuu yahay gooldhaliye.Halyeeyga kooxda Man United ayaa sheegay in booska uu ka ciyaari karo weeraryahanka Faransiiska inay weli dhibaato ku tahay Red Devils.Scholes oo 45 sanno jir ah ayaa si weyn u amaanay weeraryahanka da’da yar ee Man United ee ka kooban Mason Greenwood, Martial iyo Marcus Rashford.Laakiin waxaa ka dhaadhacsan in Martial uusan aheyn gooldhaliye sax ah islamarkaana uu ku fiican…