“Caawa Ma Kalidaa Ayaa Seexanaya…? Miyaadan Saaxiibaddaa….?”

Erling Haaland ayay u ahayd habeen kale oo wanaagsan oo uu la saaxiibay shabaqa, waxaana inkasta oo aanay u suurtogelin inuu saddexley dhaliyo uu haddana awood u yeeshay inuu laba gool u saxeexo Borussia Dortmund kulankii ay 3-0 ku garaaceen naadiga reer  Belgium ee Club Brugge.Markii ay ciyaartu dhamaatay ayaa waraysi nacasnimo leh lala yeeshay Erling Haaland, taas oo keentay inuu dhinacyada jalleeco, isla markaana kelmad kooban oo uu ka fiirsaday kaga jawaabo.20 jirkan mucjisada goolasha ah oo lagu yaqaano in marka la…

Villa Somalia “candidates” win in HirShabelle election

JOWHAR, Somalia - The Somali authorities took a good grip on the central state of Hirshabelle after main victories in speaker elections, even because the nation strikes in the direction of an important election interval scheduled for this month in all components of Somalia. Hirshabelle state is electing a brand new chief who will probably be on the helm for the subsequent 4 years, and already elected the regional MPs who took half within the election for speaker on Wednesday in a vote that was intently monitored.…

The UN and AU maintain a gathering with Madobe in regards to the relationship with

MOGADISHU, Somalia - The United Nations and the African Union Mission in Somalia held a gathering with Jubaland President Ahmed Madobe on his relationship with the federal authorities in Somalia only a few days earlier than the nation's extremely anticipated polls. Madobe, who liberated Kismayo from al-Shabaab in 2012, has disagreed with the Mogadishu administration and has usually accused President Mohamed Abdullahi Farmajo of plotting to undermine his management, particularly within the troubled Gedo area of…

Sarkaal ka tirsan dowladda hoose ee Gaalkacyo oo toogasho

Dabley hubaysan ayaa xalay waqooyiga Gaalkacyo ku dilay marxuum Cabdinuur Maxamed Cabdulle, oo ka tirsanaa Dowladda Hoose ee magaaladda Gaalkacyo. Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Mudug, ayaa xaqiijiyay in koox hubaysan oo afka duubtay ay xalay toogasho ku dileen marxuumka, oo ka tirsanaa Waaxda Dhulka Dowladda Hoose ee Gaalkacyo. Saraakiish waxay sheegeen, in Kooxdii weerarka gaysatay ay goobta isaga baxsadeen, islamarkaana aysan Ciidanka u suurta-gelin in gacanta lagu soo…

Paul Scholes Oo Magacaabay SADDEXDII Ciyaartoy Ee

Paul Scholes waxba uma qaban karayn kooxdiisii hore ee Manchester United, balse wuxuu farta ku fiiqay saddexdii ciyaartoy ee sababta u ahaa in Istanbul Basaksehir ay si xun ugu soo garaacdo waddanka Turkey habeenkii xalay, halkaas oo Red Devils ay kala soo laabatay guul darro lama filaan ahayd.Weeraryahankii hore ee Newcastle United iyo Chelsea ee Demba Ba oo hadda 35 jir ah ayay Manchester United xorriyad u siisay inuu gool cidlo ah kasoo dhaliyo, iyadoo xiddigaha tababare Solskjaer ay dhamaantood isku illoobeen dhinaca…

the amended constitutional document approved by the authorities

The Sudanese authorities approved the constitutional document in its new amended version earlier this week. According to the Official Journal of the European Union, this document extends the transition period by approximately fourteen months. The text was signed in August 2019 between the Forces for Freedom and Change and the Military Council. He is supposed to steer the transition period, which will…

Nin ku guulaystay mid ka mid ah Golaha Wakiilada Maraykanka

David Andahl ayaa u dhintay safmareenka halista ah ee Coronavirus ka dib markii uu ku guuleystay xubinimada Golaha Wakiilada gobolka North Dakota ee waddanka Mareykanka, sidda ay qortay CNN. Sidda ku xusan warbixinta, David Andahl oo 55-jir ahaa, ayaa kusoo baxay mid kamida labada kursi ee degmada 8aad. Saaxibkiis ay xisbiga Jamhuuriga kawada tirsan yihiin Dave Nehring ayaa wehliya. Nasiib darro, Andahl oo ahaa ganacsade leh beer weyn ayaa 5-tii October wuxuu u dhintay Covid-19…

Martin Ziguélé (RCA): “I can speed up the return to peace and security in our country”

The presidential candidate on December 27, Martin Ziguélé, intends to influence the vote in the Central African Republic. Former Prime Minister Martin Ziguélé has long been critical of the Khartoum peace accords and the current election process. Despite these limitations, the leader of the Central African People's Liberation Movement (MLPC) intends to run for office. .

Saraakiil ka socota Ghana oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho si

Magaaladda Muqdisho ee caasimadda wadanka waxaa soo gaaray 147 sarkaakiil Boolis ah oo dowladda Ghana u soo  dirtay Soomaaliya, si ay uga mid noqdaan howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ee Soomaaliya. Ciidamadan ayaa lagu sheegay in ay ka caawinayaan booliska Soomaaliya ilaalinta nabadda iyo kala dambeynta gaar ahaan deegaanadda maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. War ka soo baxay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamadaasi ay soo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More