Muxuu Mason Greenwood Ku Sameeyay Tababarka Man Utd Oo Ka
Xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Bruno Fernandes ayaa ka carooday sida caajiska ah ee uu Mason Greenwood u la ciyaaray tababarka ka hor kulankii ay Sabtidii 3-1 kaga badiyeen Everton.United ayaa kaliya hal tababar sameysay intii u dhaxeysay guuldaradii ka soo gaartay Istanbul Basaksehir iyo kulankii ay u safraeen Goodison Park Sabtidii.Greenwood ayaa bedel xilli danbe ah ku soo galay kulankii Turkiga, waxaana la filayay inuu ku soo bilaaban doono kulanka Tottenham madaama uusan wax badan ciyaarin kulankii Champions…