Mathieu Flamini Oo Iibsan Karaya Man United, Chelsea, Man
Ciyaartoygii hore ee khadka dhexe ee Arsenal ee Mathieu Flamini ayaa la sheegay inuu ku hamiyayo inuu iibsado koox iyadoo ay qasnaddiisana ku jirto lacag lagu qiyaasay 30 bilyan oo Euro oo uu ka sameeyey ganacsiyo si degdeg ah u guuleystay iyo warshado uu samaystay.Mathieu Flamini oo ay da’diisu tahay 36 jir, waqtigiisii ugu fiicnaana kusoo qaatay Arsenal oo uu u ciyaaray 246 ciyaarood ayaa waxa uu la qaaday saddex koob oo FA Cup ah iyo finalkii Champions League ee 2006 oo uu ciyaartoygii ay Barcelona koobka ka qaadday ka…