Kooxaha Todobaadkan Xaqiijisan Kara U Soo Bixitaanka Wareega
Tartanka Champions League ayaa soo laabanaya ka dib seddex isbuuc uu hakad ku jiray iyadoo la gaarayo gabagabada wareega group-yada.Seddex ka mid ah afarta kooxood ee Ingariiska iyo dhowr kooxood kale oo Yurub ayaa xaqiijisan kara u soo bixitaankooda wareega 16ka todobaadkan.Sidaasi darteed yaa soo bixi kara, yaase hari kara isbuucaan?Group ETalaadada – Rennes v Chelsea, Krasnodar v SevillaChelsea ayaa soo bixi karta habeenka Talaadada laakiin waxay u baahan yihiin inay Sevilla ugu yaraan barbaro la gasho Krasnodar.Haddii…