DFS oo u ololeyneysa in kaalmada howlgalka la dagaalanka

Danjire Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay is tusisay soo afjaridda howlgalka la dagaalanka Burcad badeeda oo waqti dheer socda. Muddo 10-sano ah ayuu sheegay in la qiimeynayay howlgalka la dagaalanka Burcad badeeda Soomaaliya & isbadalka awoodda weerarada ay sameynayaan, balse hoos udhac aad u weyn oo sababay in xitaa labadii sano ee lasoo dhaafay aan la diiwaangelin wax…

Deni & Madoobe oo diiday ka qaybgalka Shirka Madasha

Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u xaqiijiyay in si iskood ah ay u joojiyeen safar Muqdisho lagu waday in ay kusoo gaaraan Madaxweynayaasha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe & Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ay qayb uga noqdaan Shirka Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka. Shirkaan ayaa lagu wadaa in uu Berri oo Isniin ah kuna beegan 7-da December 2020 uu ka furmo Magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalaya Hogaamiyayaasha heer federal & heer Dowlad Goboleed…

new hearings of the Truth, Justice and Reconciliation Commission

Mali's Truth, Justice and Reconciliation Commission organized its second public hearing in one year on Saturday 5 December at the Bamako International Conference Center. For a full day, survivors of massacres, murders, torture and inhuman treatment were interviewed. Full of life, Aicha Wallet Albessaty navigates between the two waiting rooms reserved for the victims. During the first years of independence, in 1963, a Tuareg uprising broke out in the Kidal region. An uprising from the Malian army. Aicha, 9 years old,…

CXD oo Shabeelaha Hoose ka sameeyay Howlgal sababay dhimasho

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal sababay dhimasho & dhaawac ka sameeyay deegaanno dhowr ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysay. Deegaannada Askarta Dowladda Federaalka howlgalka ay ka fuliyeen ayaa kala ah: Wala-galeen, Galka saalimow, Dahaad ,Ceel-maracade & Garas Gawaan oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay…

The Malagasy government is limiting the price of imported rice after weeks of increases

In Madagascar, the government has set the price per kilogram of rice. For several weeks, this food, basic food on the Big Island, has continued to increase. The prices of the different rice varieties at the grocery stores vary between 2200 and 2500 Ariarys (between 0.50 and 0.50 euros). Duties that Malagasy households can no longer afford. In the Anosibe district, inside the capital's largest wholesale market, most merchants heard the news about rice pricing in the morning. Their prices have not changed and few agree to…