Benfica vs Arsenal – Isku aadka wareega 32-aad ee Europa League
Isku aadka wareega 32-aad ee Europa League ayaa la sameeyay iyadoo la ciyaaray kulamo xiiso badan.
Arsenal ayaa wajihi doonta kooxda reer Portugal ee Benfica wareega 32da, halka kooxda heerka labaad ka dhacday ee Manchester United ay wajihi doonto kooxda ka dhisan La Liga ee Real Sociedad wareega 32da ee Europa League.
Tottenham ayaa isku aaday kooxda reer Austria ee Wolfsberger halka AC Milan oo sanadkan qaab ciyaareed fiican soo bandhigtay ay wajihi doonto Red Star Belgrade wareega 32-da ee tartanka Europe League.…