Manchester United ayaa xasuuqday Leeds

Man United ayaa ku jirta kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalka premier League iyaga oo kulan u haray kadib markii ay 6/2 Old Traffrod ku xasuuqeen kooxda ay xafiiltamaan ee Leeds United.Scott McTominay iyo Bruno Fernandes ayaa min labo dhaliyay, halka Victor Lindelof iyo Danil James ay shabaqa soo taabteen iyadoo United ay guul taariikhi ah ka gaartay Leeds.Natiijada ayaa ka dhigeysa in United ay ku jirto kaalinta seddexaad iyadoo leh 26 dhibcood, shan ka hooseysa kooxda hogaanka heysa ee Liverpool, iyadoo hal kulan uu…

Cristiano Ronaldo ayaa maanta la gudoonsiiyay abaalmarin

Cristiano Ronaldo ayaa helay abaalmarinta la wada jecel yahay ee ciyaartoyda maanta. Xiddiga Juventus ayaa maanta la gudoonsiiyay abaalmarinta Cagta Dahabka ah.Waa abaalmarin qiimo leh ciyaartoyda kubbadda cagta, maaddaama xeerku yahay in ciyaartoygu uu guuleysan karo kaliya hal jeer xirfaddiisa oo dhan.1dii Diseembar, waxaa la shaaciyey in CR7 uu ku guuleystey sannadka abaalmarintana lagu bixiyey xaflad albaabbadu u xiran yihiin oo ka dhacday magaalada Monaco maanta.Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal ayaa laga…

Laacibka kooxda Manchester United ee Scott Mctominay ayaa jabiyay rikoor cusub

Xiddiga Manchester United Scott McTominay ayaa dhigay rikoor cusub oo Premier League ah ka dib markii uu dhaliyay labo gool kulankii ay Red Devils guusha ka gaareen Leeds United.Scott McTominay ayaa noqday ciyaartoygii ugu horeeyay ee taariikhda Premier League dhaliya laba gool saddexda daqiiqo ee ugu horeysa ciyaarta.McTominay ayaa hogaanka u dhiibay United daqiiqadii ugu horaysay kadib markii uu si qurux badan u dhaliyay xiddiga Bruno Fernandes.Kahor daqiiqadii seddexaad, Scott McTominay ayaa dhaliyay goolkiisii ​​labaad…

“Arsenal ayaa ku jirta kaalinta labaad” – AxadleTM.net

Alan Shearer ayaa soo jeediyay in Arsenal ay halis ugu jirto inay u laabato heerka labaad ka dib guuldaradii sideedaad ee Premier League ee xilli ciyaareedkan ee Everton.Mikel Arteta ayaa cadaadis saaran yahay madaama Gunners kaliya shan dhibcood ka heshay 30kii kulan ee ugu danbeysay ee horyaalka.Arsenal ayaa ku jirta kaalinta 15-aad ee kala sareynta, afar dhibcood ayeyna ka sareysaa kooxda Burnley oo ku jirta booska loogu laabto heerka labaad, laakiin Burnley laba kulan ayaa harsan.Halyeeyga Premier League Alan Shearer…

Jamie Vardy ayaa aamusinaya Jose Mourinho, Leicester

Rajadii Tottenham ee Horyaalka Premier League waxaa ceeb ka dhigay guuldarro 2-0 ah oo ka soo gaartay Leicester City gurigeeda, taasoo u horseeday inay u dhacdo kaalinta afaraad iyo Leicester oo kaalinta labaad ku jirtaKadib dagaal adag oo qaybtii hore ee ciyaarta, Serge Aurier ayaa qalad ku galay Fofana dhamaadkii qaybtii hore, taas oo ku hogaamisay garsooraha inuu rigoore u dhigo kooxda Leicester City.Jamie Vardy ayaa u kacay rigoorada wuxuuna gool u badalay Leicester City oo hogaanka u haysa.Bilowgii qeybtii labaad, James…

Midowga Afrika & IGAD oo dalbaday in degdeg lagu dhameeyo

Gudoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, oo ka mid ah madaxdii ka qayb gashay furitaanka shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa soo hadalqaaday sida loogu baahan yahay in si degdeg ah xal loogu helo khilaafka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya oo mudooyinkii dambe isoo tarayay. Gudoomiyaha Midowga Afrika ayaa codsaday in labada wadan uu dhexmaro shir deg deg ah oo lagu xalinayo khilaafka diblumaasiyeed ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya. “Xiisaddii dhawaan…