Assembly on the border between the leaders of diplomacy in Rwanda and Burundi

Rwandan and Burundian international ministers met on the border between the 2 nations on Tuesday morning. Bilateral discussions aimed to normalize the connection between the 2 neighbors by daggers drawn since 2015. The dialogue due to this fact appears to renew after years of mutual accusations. as reported from Kigali,  For Albert Shingiro, Burundi's international minister, it's "the opening of a brand new chapter". "We're inclined to resolve any conflicts between us," added Vincent Biruta, his Rwandan counterpart.…

Xiddigii Garoonka Ee Lama Filaanka Ahaa, Fadeexaddii Neymar

Manchester United waxay guul muhiim ah ka gaadhay kooxda finalka Champions League tagtay xili ciyaareedkii hore ee PSG oo ay marti ugu ahayd magaalada Paris.Bruno Fernandes ayaa hoggaanka u dhiibay Manchester United daqiiqaddii 23aad, waxaana uu gool u beddelay rikoodhe loo dhigay markii ay difaaca PSG qalad ku galeen Anthony Martial.Qaybtii hore ee ciyaarta oo ay United firfircooni lahayd isla markaana ay sirta isku-xidhka iyo dhamaystirku ka xumaa PSG ayaa waxay keentay in 1-0 ay ciyaartu kusoo dhamaato.Anthony Martial…

Chelsea & Sevilla Oo Goolal La’aan Ku Kala Baxay, Lazio Oo

Chelsea ayaa barbarro ku bilaabatay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaana ay awoodi kari waayeen inay libin ka gaadhaan Sevilla oo marti ugu ahayd Stamford Bridge.Tababare Frank Lamaprd ayaa shax adag lasoo shir tegay, laakiin Julen Lopetegui ayay kooxdiisu ahayd mid xooggan oo awood u yeelatay inay dhibaatooyin badan u geysato Chelsea oo garoonkeeda joogta, iyadoo ciyaarta inteeda badanna maamulaysay.Chelsea iyo Sevilla oo ku wada jira Group E ayna ku weheliyaan labada kooxood ee Rennes iyo Krasnodar ayaa…

Manchester United Oo Garaacday PSG Oo Garoonkeeda Joogta,

Marcus Rashford iyo Bruno Fernandes ayaa Manchester United ka caawiyey inay guul 2-1 ah kala soo laabato Paris Saint-Germain oo ay ugu tagtay magaalada Paris.Manchester United ayaa la hormartay gool rikoodhe ahaa oo uu u dhaliyey Bruno Fernandes, waxaase PSG ay barbarro ku heshay madax uu iska dhaliyey Anthony Martial oo rikoodhaha kooxdiisana keenay.Ciyaarta oo sii dhamaanaysa ayay Manchester United u dabbaal-degtay goolka guusha oo uu u dhaliyey Marcus Rashford oo ciyaarta oo dhan khatar ku ahaa PSG, waxaanu goolkiisu ahaa…

Barcelona Oo Guul Raaxo Leh Ka Gaartey Ferencvaros, SHAN

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul ku bilaabatay xili ciyaareedka cusub ee tartanka Champions League, waxaanay garoonka Camp Nou ku garaacday naadiga yar ee Ferencvaros oo ay qaybtii horeba ka xoogsatay guusha ciyaarta.Barcelona oo ceeb kaga baxday tartankan xili ciyaareedkii hore ayaa uu tababare Ronald Koeman ku sameeyey isbeddel weyn oo dhinaca safka hore, waxaana goolka koowaad oo ahaa rikoodhe lagu galay Lionel Messi gool ugu sarrifay laacibkooda reer Argentina.Gool labaad ayay Barcelona heshay dhamaadka qaybta…

You Might Have Coronavirus If Your Meals Tastes Like This

Whereas no two circumstances are the identical, there are a couple of signs which might be ubiquitous amongst many people who've contracted the coronavirus. Some sufferers who reported shedding their sense of style and scent whereas preventing COVID-19, the illness attributable to the virus, declare that meals all of the sudden tasted like paper or cardboard. For some people, shedding the flexibility to style is not all the time indicative of not with the ability to style something in any respect. There have been cases by…

Liverpool Oo Ku Dhawaaqday 25ka Xiddig Ee Premier League U

Virgil van Dijk ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda Liveprool ee 25ka ah ee u ciyaari doona tartanka Premier League xili ciyaareedkan, kaddib markii uu dhaawac culus kasoo gaadhay kulankii Merseyside derby ee Sabtidii. Van Dijk ayaa taako xun kala kulmay goolhayaha Everton ee Jordan Pickford waxaana uu garoomada ka maqnaan doonaa inta ka hadhay xili ciyaareedkan, sida uu caddaynayo liiskan uu Jurgen Klopp u gudbiyey Premier League. Thiago Alcantara oo isagana dhaawac aan cuslayn uu kasoo gaadhay ciyaartii Everton ayaa…

Juventus Oo Guul Ku Bilaabatay Champions League, Morata Oo

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa guul ku bilaabatay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaanay 2-0 kusoo garaacday Dynamo Kiev oo ay marti ugu ahayd magaalada  Kiev ee waddanka Ukraine.Alvaro Morata ayaa la baxsaday tababare Andrea Pirlo oo ciyaartiisii ugu horreysay ee Champions League ah hoggaamiyey Juventus, waxaana uu shabaqa soo taabtay daqiiqaddii ugu horreysay ee qaybtii dambe. Gool labaad ayuu Morata ku daray dhamaadka ciyaarta oo ay lix daqiiqadood ka hadhsan yihiin.Juventus oo ay Groupkan kula…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More