“Manchester United Waxay U Baahan Tahay Afar Saxeex Oo Bruno

Manchester United waxay u baahan tahay inay lasoo saxeexato afar ciyaartoy oo kale oo sida Bruno Fernandes oo kale ah, si ay ugu tartami karto horyaalka Premier League. Sidaa waxa rumaysan weeraryahankii hore ee Red Devils ee Louis Saha.Ole Gunnar Solskjaer ayaa ciyaartooyo cusub ku kharash gareeyey lacag dhan £200  milyan oo Gini oo uu keenay Old Trafford muddadii koobnayd ee uu xilka hayay, waxaana ka mid ah laacibiinta uu keenay Harry Maguire, Aaron Wan-Bissaka, Fernandes iyo Donny van de Beak, halka uu Alex Telles kusoo…

billionaire Patrice Motsepe candidate for CAF

Billionaire Patrice Motsepe will indeed present his candidacy for the presidency of the Confederation of African Football (CAF), the South African Federation (SAFA) confirmed on November 9, 2020. The owner of the club Mamelodi Sundowns is the third declared candidate after the outgoing head of CAF, the Malagasy Ahmad and the Ivorian Jacques Anouma.…

Kenya oo Damacsan in dhaqaale ay ka sameyso Soomaalida u

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa ka hadlay damaca Kenya ee ah in ay dhaqaale ka sameeyaan Soomaalida sanad waliba u dalxiis tagta dalkaas & loolanka xooggan oo ay la galayaan Dowlado kala duwan. Waxa uu sheegay in sanad waliba Dal ku galka Kenya ay siiyaan 32,268-ruux oo dalxiis ahaan u tago waddankaas, balse qorshahooda uu yahay in ay kordhiyaan tiradaan, habka ugu fududna uu yahay in aan la adkeyn Fiisaha dalkaas. Waxa uu tilmaamay in ay jiraan Dowlado…

In the spotlight: Biden and Africa

So the United States has a new president, Joe Biden. And the press on the continent is very pleased, as is the Enquête au Senegal newspaper: "the good news is finally coming from Uncle Sam. In the greyness of Covid-19, with economies collapsing all over the world. "To prolong his nirvana in power, the fall of Donald Trump is a beautiful light that will illuminate the world, the Senegalese exclaim daily. Thus, America…

Hay’adda WFP oo Deked macmal ah ka hirgelineysa Hobyo! –

Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug waxaa maanta tagay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Dekedaha & kalluumeysiga DG Galmudug, waxaana qayb ka ahaa Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay Hay’adda Cunnada u qaabilsan QM ee WFP. Ujeedka safarka wufuuddaan gaartay Hobyo ah ayaa ah in ay dhagax dhigaan Deked macmal ah oo dhaqaalaha ku baxayo ay bixineyso Hay’adda Cunnada Qaramada Midoobay wakiilka uga ah ee WFP. Heshiiskaan ayaa lagu saxiixay Magaalada…

“Ilaahay Ayuun Baa Garanaya Cabbirka Kalsoonka Uu Xirto

Halyeygii Manchester United ee Roy Keane ayaa eedaymo u jeediyey weeraryahanka Manchester City ee Sergio Aguero oo kasoo laabanaya dhaawac, waxaanu tilmaamay inuu u muuqdo ‘mid miisaankiisu weynaaday’. 32 jirka reer Argentina ayaa kulankii saddexaad dhaawac muruqa ah ku seegay kaddib markii uu garoomada kusoo laabtay dhaawac kale oo uu in muddo ah ku maqnaa, waxaana la filayaa in marka laga soo laabto kulamada caalamiga ah uu taam u noqdo. Dhaawaciisan ayaa yimid kulamo kooban oo uu xili ciyaareedkan iyo dhamaadka…

Kulamada Uu Dhaawaca Ku Seegayo Alexander-Arnold Oo Qaar Ka

Difaaca midig ee Liverpool ee Alexander-Arnold  ayaa uu dhaawac kasoo gaadhay kulankii ay kooxdiisu barbarraha 1-1 ku kala baxeen Manchester City Axaddii, taas oo laga saaray garoonka qaybtii dambe.22 jirkan ayaa istaagay, kaddibna fadhiistay daqiqaddii 63aad ee ciyaartaas, kaddib markii uu dhaawac muruqua ah kusoo booday, waxaana lagu beddelay James  Milner oo si waayeelnimo ah u ciyaaray.Liverpool oo ay hore uga dhaawacnaayeen xiddigo muhiim ah sida Virgil van Dijk, Fabinho, Thiago Alcantara iyo Oxlade-Chamberlain ayaa…

Somalia’s military is intensifying the bottom battle towards Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The warfare towards al-Qaeda-linked group, Al-Shabaab, continues to achieve momentum in Somalia after the most recent operation, through which dozens of them had been killed in central Somalia, a area thought-about a terrorist hotspot within the Horn of Africa. Since March this yr, a group from the Somali Nationwide Military has , the African Union mission forces and the US African command have launched assaults towards the militants in central and southern Somalia, the place a number of cities…

Turkiga Ayaa Qabtey xubnood ka tirsan Daesh oo rabay in ay weeraran Saldhiga Incirlik

Booliska Turkiga waxay soo qabqabteen ku dhawaad 36 xubnood oo looga shakisanyahay inay ka tirsan yihiin Daesh, kuwaas oo ay ku jiraan qaar qorsheynayay inay afduubtaan xildhibaano iyo aqoon yahano isla markaana weeraraan Saldhigga Cirka ee Incirlik, howlgalada argagixiso la dirirka ee ka socda gobolada Istambul iyo Adana. Sida lagu sheegay bayaanka booliska, howlgalada waxaa loo fulinayey in lagu soo qabto tuhmanayaasha argagixisada Daacish oo lala xiriirinayo inay xiriir la leeyihiin kooxda argagixisada ee ka hawlgasha…