Chelsea”Qas Ayaa Ka Jiray Dhinaca Garoonka, Quraarado
Chelsea"Qas Ayaa Ka Jiray Dhinaca Garoonka, Quraarado. Chelsea ayaa xilli ciyaareedkan fursad fiican u haysata inay markeedii labaad ku guuleysato tartanka Champions League, tababare Thomas Tuchel ayaa usoo saaray wareega siddeed dhammaadka oo ay FC Porto kula ciyaari doonaan.
Chelsea ayaa dareemi karta inay horeba laba Champions League ugu soo guuleysatay, xilli ciyaareedkii, sanadkii 2009 ayay ahayd markii ay Barcelona kusoo dhaweeyeen Stamford Bridge iyaga oo og in guul ay ugu soo bixi doonaan Final-ka tartankaas.…