Xiddiga Muslimka Ah Ee Mestu Ozil Oo Laga Saarayo Liiska

Fursadaha ciyaareed ee Mesut Ozil uu ka heli karayo Arsenal ayay rajadoodu sii yaraanaysaa, waxaana laacibkan uu hadda waajahayaa xaalad iyadoo laga reebayo liiska ciyaartoyda Gunners uga qayb-geli doona tartanka Europa Leauge ee xili ciyaareedkan, taas oo ka dhigan in aanu xataa hal kulan oo tartamada Yurub ah dheeli doonin.Tababare Mikel Arteta ayaa la sheegay inuu go’aansaday in Ozil aanu ku darin liiska uu u gudbinayo UEFA ee u ciyaari doona Arsenal tartanka Europa League.Ozil oo ay da’diisu tahay 31 jir, waxa uu…

Senegal wants to register “thiébou dieune” with Unesco

Senegal is requesting the inclusion of the national dish, thiébou dieune ("rice with fish" in Wolof), in the intangible cultural world heritage of Unesco, in the same way as, for example, Italian pizza. The file was archived a few days ago. Thiof (grouper), rice, carrots, cassava, bouillon cubes, onions and more or less pepper,…

Edinson Cavani Oo Magacaabay Kooxda Uu Ku Biiri Doono Marka

Weeraryahanka cusub ee Manchester United ee Edinson Cavani ayaa shaaciyey magaca kooxda uu usii ciyaari doono marka uu dhamaysto qandaraaska uu Isniintii u saxeexay United.33 jirkan reer Uruguay ayaa qalinka ku duugay hal sano oo heshiis rasmi ah iyo sannad kale oo doorasho ah oo isaga ku xidhan inuu sii joogo Manchester United iyo in kale, waxaana muddada uu joogo dhabarkiisa ka muuqan doona lambarka caanka ah ee No.7 oo ay xidhan jireen halyeeyadii naadiga soo maray.Laacibkan oo si xor ah u yimid Old Trafford kaddib markii…

Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Ee Chelsea Soo Martay Abid,

Laga soo bilaabo sannadkii 2003 oo mulkiyadda Chelsea uu la wareegay Roman Abramovich, waxa soo maray xiddigo waaweyn oo gaadhay guulo cajiib ahaa oo iskugu jiray Champions League, Premier League, FA Cup iyo League Cup.Taariikhda dahabiga ah ee Chelsea ayaa lasoo bilaabantay cahdiga Abramovich oo markii uu kooxda iibsadayba keenay ciyaartooyo badan isaga oo geliyey lacag badan, kana dhigay mid ka mid ah kooxaha ugu awoodda badan Premier League iyo dunidaba.Sannadkan ayuu mar kale maalgelin weyn sameeyey Roman Abramovich…

Soomaaliya & Cuba oo beeniyay in lasii daayay Dhaqaatiir

Warar kasoo kala baxay Dowladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa lagu beeniyay in lasii daayay dhaqaatiir Al-Shabaab kasoo afduubatay Ismaamulka Mandheera muddo haatan laga joogo sanad & Bar. Warkaan ayaa daba-socday, kadib markii Sarkaal katirsan Sirdoonka Soomaaliya oo qariyay magaciisa iyo darajadiisa uu Wakaaladda Wararka AP la hadlay lana wadaagay macluumaadka sii deyntaas. Wasiiradaha Arrimaha dibadda Soomaaliya & Cuba ayaa wadajir u sheegay in aysan sii deyntaas, balse…

start of breach between the authorities of Addis Ababa and the state of Tigray

In Ethiopia, members of the federal parliament have begun announcing the modalities of the gap between the authorities in Addis Ababa and the regional state of Tigray in a state of de facto insurgency. The latter, for his part, no longer considers the government of Prime Minister Abiy Ahmed "legitimate", given that his term expired on Monday. The Ethiopian federal government will no longer have any interaction with the exercise of the state of Tigray and its various bodies. From now on, he will only have to deal with the…

Lionel Messi Oo Doonayey Inuu Jose Mourinho Dartii Ug Tago

Lionel Messi ayaa sabab qariib ah u doonayay inuu uga tago Barcelona sannadkii 2004, sida ay muujiyeen xogo cusub oo la helay.Xiddiga reer Argentina ayaa la sheegay in sannadkii 2004 uu doonayay inuu iskaga tago Barcelona, si uu qayb uga noqdo Chelsea oo xilligaas oo Jose Mourinho tababare ka noqday.Messi oo ka mid ahaa ciyaartoyda da’da yar ee kasoo baxday kulliyadda La Masia ee Barcelona ayaa waxa uu la dhacsanaa falsafadda tababarenimo ee Jose Mourinho marka kaliya dunida ku qabsaday, iyadoo uu waqtigaas Champions League…

“Amaah Ku Qaata Hudson-Odoi Laakiin Waan Idiin Ganaaxeynaa

Chelsea ayaa meesha ka saartay xiisihii Bayern Munich ee Callum Hudson-Odoi iyagoo sharuudo adag ku daray heshiiskii amaahda ee ay kooxda Bundesliga ka dhisan ku dooneysay xiddigaan.Bayern Munich ayaa muddo dheer xiiseyneysay Hudson-Odoi iyadoo xiisahooda laba jibaaray xagaagan laakiin ugu danbeyn waa ay ku guuldareysteen heshiiskii amaahda ee ay doonayeen.Sida ay sheegtay jariirada Jarmalka ee Bild, markii ay Bayern Munich culeyska saartay soo xerogelinta Hudson-Odoi waxay dhowr jeer waceen gabadha agaasimaha ka ah kooxda…

Cristiano Ronaldo Oo Caawa Ka Hor Imaanaya Sergio Ramos Oo

Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos 15 koob ayay wada qaadeen muddadii ay isla joogeen Real Madrid laakiin labada nin ayaa hadalka kala goostay muddo labo sannadood ah.Labadaan xiddig ayaa caawa iska horimaan doona marka Portugal ay la ciyaareyso Spain laakiin muddo labo sannadood ah ma aysan wada hadlin sababo la xiriira isku dhacoodii markii Luka Modric uu ku guuleystay Ballon d’Or sannadkii 2018.Sida ay sheegtay jariirada Marca, Ramos iyo xiddigaha kale ee Real Madrid marka laga reebo Marcelo ayaa ka fogaaday weeraryahanka…

Khasaaro ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan Milatariga

sawir hore Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in qarax miino oo dhulka lagu aasay ay la kacday gaari ay saarnayeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in gaariga miinada la kacday ay saarnayeen ilaalada gaarka ah ee guddoomiyaha degmada Balcad waxaana qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu soo gaaray ciidamadii saarna gaariga. Wararka ayaa in ku daraya in dhamaan askartii saarneed gaariga miinada haleeshay ay noqdeen ku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More