Ciyaaryahanadda Arsenal ayaa Ka falceliyay
Ciyaaryahanadda Arsenal ayaa Ka falceliyay. Iyaagoo ay Ciyaaryahanadda Arsenal ay ku taageeray.tababare Mikel Arteta go’aankiisa cajiibka ah ee uu. Pierre-Emerick Aubameyang uga tuuray kooxdiisa kulankii axada ee Derby North London ay la ciyaareen Tottenham.
Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la sheegay inuu la soo daahay xilligii uu ahaa kabtanka kooxda, taasoo keentay inuu jabiyo sharciga kooxda u degsan oo lagu ciqaabo ciyaartoydii sidaas sameysa.
Ilo wareedyo ka tirsan kooxda ayaa u sheegay warbaahinta in Aubameyang uu…