Qarax dhaliyay dhimashadda Saddex ruux iyo dhaawaca11 kale oo ka dhaca…
Ugu yaraan Saddex qof ayaa ku dhimatay 11 kalena waa ay dhaawacmeen bambo wadada dhinaceeda lagu aasay oo qaraxday gaari bas ah oo ay la socdeen shaqaale ka tirsan dowladda Afghanistan oo ku sugnaa magaalada Kabul maanta khamiis ah sida ay sheegeen saraakiisha amaanka dalkaasi.
Weerarka ayaa yimid iyada oo dowladda Afghanistan, Taliban iyo waddammada muhiimka ah, oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Ruushka, ay isugu isku aruursanayaan magaaladda Moscow si ay uga wada hadlaan yareynta rabshadaha muda dheer ka socda…