Saddex Qalad Oo Dhimasho Ahaa Oo Uu Tababare Thomas Tuchel Sameeyey Oo
Chelsea ayaa guul-darradii ugu horreysay intii uu Thomas Tuchel uu tababaraha ahaa kala kulantay West Brom oo ku burburisay 5-2.Christian Pulisic ayaa Blues hoggaanka u dhiibay daqiiqaddii 27aad kaddib saddex darbadood oo uu goolhaye Sam Johnstone ka badbaadiyey Marco Alonso. Laakiin hal daqiiqo kaddib ayuu difaaca reer Brazil ee Thiago Silva uu qaatay kaadh digniin ah markii uu qalad ku galay Matheus Pereira waxaana inyar kaddib loogu daray kadh cas isagoo taako xun ku qabtay Okay Yokuslu, taas oo ciyaartoyda Blues ka…