Eibar vs Real Madrid – Los Blancos ayaa ku jirta kaalinta labaad

Real Madrid oo dhibtoonaysay kulamadii ugu dambeeyay isla markaana isku dhibco ah ayaa raadineysa guusheedii shanaad oo xiriir ah tartamada oo dhan markii ay maanta booqdaan Eibar.Real Madrid ayaa haatan ku jirta kaalinta seddexaad ee kala sareynta horyaalka Premier League, laakiin guul ay gaaraan ayaa ka dhigeysa inay kaalinta labaad fadhiyaan, xitaa waxay la dhibco yihiin Atletico Madrid.Eibar ayaa ku jirta xaalad fiican ka dib markii ay dhibic ka heshay Real Sociedad xilli ciyaareedkii hore.Wararka labada koox kahor…

Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga Galmudug ee Gaalkacyo lagu

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga arrinsanayay ammaanka Deegaannada maamulkaas. Fadhiga waxaa ka qaybgalay Wasiirada Amniga XFS, DG Galmudug, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidamada Xoogga, Booliiska, Nabadsugidda, maamulka Mudug iyo mas’uuliyiin kale. Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in kulanka lagu go’aamiyay sidii looga…

WFP warns of meals scenario in Zimbabwe

The World Meals Program (WFP), winner of the Nobel Peace Prize, has issued a brand new enchantment to lift emergency funds to assist 4 million hungry Zimbabweans inside the subsequent six months. The financial disaster that the nation has skilled over the previous twenty years has been exacerbated by the Covid-19 epidemic, and residents are already struggling to feed themselves when the lean season…

IGAD oo maanta dhageysaneysa Dacwadda Soomaaliya ee ka

Dalka Jabuuti waxaa maanta lagu ballansan yahay in uu ka furmo Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo Xaaladda Soomaaliya & Kenya, Colaadda Ismaamulka Tigray & Covid-19. Hogaamiyayaasha ka qaybgaleysa kulanka ayaa khudbad jeedin la siinayaa si ay uga hadlaan qodobada miiska saaran sida Axadle ay u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah oo ku dhaw Shirka, waxaana barbar soconaya kulamo gaar gaar ah oo u dhaxeeya Mas’uuliyiinta kala duwan. Hogaamiyaha DFS Soomaaliya…

Dhaq-dhaqaaq ciidan oo Welwel geliyay Shacabka oo ka taagan

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kadib markii Xukuumadda Soomaaliya ay sheegtay in Kenya abaabuleyso Jabhad weerarta Magaaladaas oo ku sugan Mandheera. Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa sameystay saldhigyo cusub, shacabka ayaa hadal haya hadallada ay is dhaafsadeen Xukuumadda Federaalka & DG Jubbaland oo Wasiirkooda Amniga uu ku sugan yahay Magaaladaas. Nabadoon Idiris Aadan Nuur oo kamid ah Odoyaasha Balad Xaawo ayaa Axadle u…

A complaint against the Malian state for criminalizing excision

A complaint was lodged against the Malian state a few days ago in Abuja, Nigeria, before the ECOWAS court. Four associations for the defense of women's rights demanding a ban on excision in Mali. More than 80% of Malian women undergo excision, according to UN figures.A sexual mutilation of which practice is gradually declining…

the questions that remain unanswered after the release of the high school students

The authorities and the principal of their school confirm that the 344 high school students in Kankara all returned healthy and sound, after negotiations with their prisoners. This kidnapping was claimed twice by the Boko Haram group, but was carried out by criminal groups in the region. We also know a little more thanks to the testimonies of the children who were reunited with their families on Friday…

a constitutional reform project on the presidency of the republic

In Gabon, the government on Friday in the Council of Ministers adopted a draft revision of the constitution, the most important amendment of which concerns the President of the Republic, according to a press release published on Saturday, December 19. According to the project adopted by the government, in the event of a vacancy in power, the interim head of state is provided by a university consisting of…

What is the name of the coalition of armed groups?

The Central African Republic has been affected since Thursday by movements of large armed men. Six armed groups (MPC, 3R, FPRC, UPC, anti-balaka wing Mokom, anti-balaka wing Ndomaté) signed a joint declaration on 15 December to condemn the peace agreement. It is the "Declaration of Kamba Kota", a town in the northwest. In another leaked unsigned document, they call themselves the "Coalition of Patriots…