DEG-DEG: Taageereyaasha Oo Loo Fasaxay Finalka Carabao Cup Ee Man City
Taageereyaasha kubadda cagta Ingiriiska ayaa ugud ambayn kusoo laabanaya garoomada bishan aynu ku jirno ee April, waxaana loo fasaxay in kulanka finalka Carabao Cup ee Manchester City iyo Tottenham ay Wembley Stadiium iska soo xaadiriyaan.
Ciyaarta xiisaha badan ee finalka ee ay iska hor imanayaan Jose Mourinho iyo Pep Guardiola oo kala hoggaaminaya Tottenham iyo Manchester City ayaa waxa garoonka ku wehelin doona illaa 8,000 oo taageereyaal ah oo dhiirigelin siin doona ciyaartoyda labada kooxood.
Garoonka Wembley oo…