Horudhaca Kulanka Chelsea vs West Ham iyo Lampard Oo Isbeddelo Sameeyey

Chelsea ayaa ku martigelin doonta West Ham United garoonka Stamford Bridge iyagoo raadinaya guul ay gaaraan ciyaartoydooda ka hor dabaldega ciida Masiixiga, taasoo hadii ay xaqiijiso u muuqata inay ka soo kabsaneyso guuldarooyin is xigxigay.kaas oo sabaabay in ay ka gudbi kariwayaan 22 dhibcood, maadaama ay fursad u heleen inay hoggaanka ku qabsadan Liverpool. Tababare Frank Lampard ayaa ciyaarta ku bilaabay xiddiga khadka dhexe ee Jorginho kaas oo badalay Kai Havertz, isaga iyo Kante iyo Mason Mount. Christian…

Zinedine Zidane 20-kii maalmood ee uu kaga Badbaadey

Bishii Diseembar, Real Madrid ayaa kubilaabatay qaab ciyaareed niyad jab leh xilli ciyaareedkaan waxayna qarka u saaran tahay inay fasaxdo oo ay macasalameyso Champions League.Kulankoodii shanaad ee Champions League, Real Madrid ayaa guuldarro 2-0 ah kala kulantay Shakhtar Dontsk, taasoo horseeday shaki ku saabsan fursadaha Los Blancos ee ah inay u gudubto wareega 16aad iyadoo sugeysa fursadda ugu dambeysa ee Borussia Monchengladbach taas oo ah fursadda ay ku sii joogi karaan ama uga bixi karaan Champions League.

Snacking conduct that might assist you to shed extra pounds

You might be the type for inflexible subject. A chilly-eyed warrior who has no longer been dissatisfied by means of dinner muffins, by means of the past due looking forward to Cinnabon's siren music. You persist with your 3 containers, prohibit energy and by no means permit your self a comfortable snack. Congratulations. You've got made weight reduction very rather more not easy than it's going to be. This is the concern: Resisting snacks and restricting…

Mohamed Salah ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sanadka

Xiddiga Liverpool Mohamed Salah ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka sannadka ee Premier League sannadka 2020.Masarigan ayaa ka caawiyey Liveprool inay ku guuleysato horyaalka Premier League oo ay ka qatanayeen muddo, iyagoo ku qatey 18 dhibcood oo ay kaga sarreeyen kooxda kaalinta labaad ku jirta ee Manchester City. Mohamed salah ayaa dhaliyay 18 gool, 10 kalena wuu caawiye ka ahaa xilli ciyaareedkii hore waxana lagu xasuustaa guushii shaqsiga ahayd ee uu ka gaarey kooxda Man United bishii January ee sanadkii hore.

The worst weight reduction tip of 2020, in accordance with an RD

2020 changed into in fact a hard yr - however that failed to prevent many folks from attempting to get fitter. Since many of the global stayed homestead as a result of the pandemic, there looked to be a relentless hobby in folks attempting to strengthen because the yr went on. And whereas there have been some just right diet guidelines alongside the way in which, we now have additionally heard some amazingly unhealthy diet guidelines in addition. It changed…

Robert Lewandowski ayaa magacaabay “xiddigga ugu adag”

Weeraryahanka kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa magacaabay ciyaariyahankii ugu adkaa ee uu kula kulmo garoonka dhexdiisa, kaasoo mararka qaar la dhibtoonaya inkastoo uu heysto fursado goolal ahRobert Lewandowski wuxuu ku guuleystay FIFA Ballon d’Or ciyaaryahanka sanadka ugu fiican, laakiin nasiib daro France Foobtall ayaa sanadkaan u joojisay Koronavirus. ayaa mustaqbal wanaagsan ka soo qaatay Borussia Dortmund ilaa Bayern Munich oo uu weli ku sugan yahay.32 jirkaan ayaa fursad u helay inuu u ciyaaro qaar ka mid…

Taageerayaasha Manchester United ayaa u codeeyey ciyaaryahanka sanadka

Taageerayaasha Man United ayaa u codeeyay xiddigaha ugu fiican kooxda sanadka sii dhamaanaya ee 2020. Daraasad ay sameysay MEN ayaa lagu weydiiyay taageerayaasha su’aalo la xiriira ciyaartoyda ugu fiican kooxdooda sanadka 2020, iyadoo la xushay ciyaartoy dhowr ah. Kubadsameeyaha reer Portugal Bruno Fernandes ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu fiican kooxda ee taageerayaasha waxaana shaki la’aan uu yahay ciyaaryahanka aan dhaqaaqi karin kooxda kaasoo sameeyay isbadal weyn tan iyo imaanshihiisii. Fernandes, oo…

Timo Werner waa xiddig Muslim ah

Weeraryahanka kooxda Chelsea Timo Werner ayaa magacaabay ciyaaryahan baray Blues nolosha dhabta ah isla markaana ka caawiyay inay la degaan Stamford Bridge.Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa rajeynaya inuu waxbadan ka barto ciyaartoydii Chelsea ee uu xagaagan kusoo biiray, wuxuuna horeyba u ogyahay ciyaartoyda uu sida gaarka ah ugu dhawaanayo iyo kuwa uu caawin doonoWerner wuxuu qirayaa inuu "la yaabay" soo dhaweynta N'Golo Kante ee Stamford Bridge, hab dhaqankiisa iyo dabeecaddiisa waxaa u sii dheer…

a first contact with all opposition forces

In Côte d'Ivoire, the political dialogue between the government and the opposition opened this Monday, December 21, in the morning. Prime Minister Hamed Bakayoko received the various parties to calm the spirits following the controversial re-election of President Alassane Ouatarra on October 31, 2020. as reported from Abidjan,…

The One Technique to Inform If You Have Prediabetes, In line with the CDC

Prediabetes means your blood sugar is increased than regular, however not but excessive sufficient to formally be kind 2 diabetes. That does not put you within the clear by any means. This is why:Prediabetes is a vital signal that you're on the slippery street to kind 2 diabetes, a power situation that impacts how your physique metabolizes sugar. Left untreated, diabetes usually results in coronary heart and blood vessel illness, nerve harm, kidney illness, eye harm, Alzheimer's illness, and extra. About 88 million