DEG-DEG: Taageereyaasha Oo Loo Fasaxay Finalka Carabao Cup Ee Man City

Taageereyaasha kubadda cagta Ingiriiska ayaa ugud ambayn kusoo laabanaya garoomada bishan aynu ku jirno ee April, waxaana loo fasaxay in kulanka finalka Carabao Cup ee Manchester City iyo Tottenham ay Wembley Stadiium iska soo xaadiriyaan. Ciyaarta xiisaha badan ee finalka ee ay iska hor imanayaan Jose Mourinho iyo Pep Guardiola oo kala hoggaaminaya Tottenham iyo Manchester City ayaa waxa garoonka ku wehelin doona illaa 8,000 oo taageereyaal ah oo dhiirigelin siin doona ciyaartoyda labada kooxood. Garoonka Wembley oo…

Maxay Ahayd Haddiyaddii Uu Florentino Perez Guddoonsiiyey Zinedine

Habeen farxadeed ayay u ahayd tababare Zinedine Zidane, waxaana isku raacay guul weyn oo ay kooxdiisu ka gaadhay Eibar oo ay ugu dhowaatay Atletico Madrid, sidoo kalena kaalinta labaad kagala baxday Barcelona iyo midda labaad oo ahayd in ay u buuxsantay 250 ciyaarood oo uu tababare u ahaa Real Madrid.Tababare Zinedine Zidane ayaa markii ay ciyaartu soo dhamaatay, waxa uu hadiyad ka  helay madaxweyne Florentino Perez oo qolka lebbiska ku guddoonsiiyey garanka kooxda oo ay dhabarka kaga qoran tahay 250 oo ah tirada kulamadii…

Ethiopia says Eritrean troops have begun retreating from Tigray

NAIROBI - Eritrean forces have begun withdrawing from Ethiopia's Tigray region in the north, the Ethiopian Foreign Ministry said. The United States, Germany, France and other G7 countries on Friday called for a swift, unconditional and controllable withdrawal of Eritrean soldiers, followed by a political process acceptable to all Ethiopians. In a rejoinder posted late Saturday through the Foreign Ministry, Ethiopia said the G7 foreign minister's statement had not recognized important steps taken to meet the region's…

DF oo la wareegay deegaano hoostaga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Axadle) – Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa maanta la wareegay deegaano ku yaalla koonfurta magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo ay horey ugu sugnaayeen dagaalyahanada hubeysan ee kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in dagaal kadib ay qabsadeen deegaanada Sinadhaqo iyo Labi-dulle ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale saraakiisha ayaa xusay inay la wareegeen fariisimo ay kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen halkaasi, ayna kasoo…

Six killed in Mogadishu explosion as Turkey condemns assaults on SNA bases

Six killed in Mogadishu explosion as Turkey condemns attacks on SNA bases MOGADISHU, Somalia - At least six people were killed Saturday in Mogadishu, police confirmed after an explosion at a busy restaurant in the Shangaani district of the capital in the latest deadly attack suspected to have been carried out by al-Shabaab militants. Police said several other people were critically…

Thomas Tuchel Oo Sharraxay Sababtii Uu Abraham Oo Caafimaad Qaba Uga

Tababare Thomas Tuchel ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu liiska ciyaartoyda kooxdiisa ee kulankii guul-darrada xanuunka badan kasoo gaadhay ee shalay ay West Brom ku garaacday 5-2.Tababaraha reer Germany ayaa laga jabiyey rikoodhkii guul-darro la’aanta ee 14ka ciyaarood soo socday, waxaana dhinac walba kaga timid oo burburisay West Brom oo ka dagaallamaysa in ay dib ugu noqoto heerka labaad, taas oo keentay in Thiago Silva uu qaybta hore oo kala-badh waxyar dhaaftay uu kaadh cas ku baxo.Kulankan waxa ka maqnaa…

DF oo maanta shaacineysa khasaarihii Al-Shabaab lagu gaarsiiyey Bariire iyo Awdheegle

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka, General Odowaa Yuusuyf Raage oo wareysi gaar ah siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa ka hadlay dagaalladii shalay ka dhacay deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Sh/ Hoose. Odowaa ayaa shaaca ka qaaday in weeraradii ay soo qaadeen Al-Shabaab ay ka hortegeen ciidamada dowladda, lagana dilay in ka badan 100 dagaalame, sida uu hadalka u dhigay Taliyaha ciidamada Xoogga dalka ayaa sidoo…

Mikel Arteta Oo Ka Yaabiyey Taageereyaasha Arsenal & Arrinta Layaabka

Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ka yaabiyey taageereyaasha kooxdiisa, waxaana uu qirtay in Liverpool ay tiro goolal ka badan intii ay xalay ku garaaceen ay kaga badin karayeen.Laba gool oo uu ka dhaliyey Diogo Jota oo beddel kusoo galay iyo mid saddexaad oo uu ku daray Mohamed Salah ayay Liverpool kaga adkaatay Arsenal oo joogta garoonkeeda Emirates Stadium.Mikel Arteta oo ciyaarta kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kooxdiisu ay nasiib lahayd haddii saddex gool kaliya lagaga badiyey, waxaanu qiray in…

A number of ISIS militants killed in Northeastern State after collision with safety

Several ISIS militants killed in Northeastern State after clashes with security forces BOSSASO, Northeastern State - Security forces withdrawn from Northeastern State on Saturday killed several IS-Somalia militants in the northern state, where the group has tried to create a base but with their attempts to flop due to vigilance exhibited by Northeastern State Security Forces.…