DEG-DEG: Xidhiidhka Yurub Oo Shaaciyey Garoon Aan
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey in garoon ku yaalla waddanka Spain lagu qaban doono labada ciyaarood ee kooxaha Chelsea iyo FC Porto ee wareegga siddeedda tartanka Champiosn league.
Chelsea ayay ahayd inay lugta hore u safarto waddanka Portugal oo ay garoonka Estadio Do Dragao kula soo ciyaarto FC Porto marka ay taariikhdu tahay Arpil 7, halka ay lix maalmood kaddibna garoonkeeda Stamford Bridge ku qaabbili lahayd dhiggeeda.
Xayiraadaha xanuunka Korona Fayras ee UK ay soo rogtay, waxa ciyaartoyda…