“Aniga Ayaa Ka Wanaagsan Messi Iyo Ronaldo…” – Kylian Mbappe Oo Qiso
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG ee Kylian Mbappe ayaa amaan iskal daalay, waxaanu bannaanka keenay waxyaabaha uu naftiisa ku dhiirigeliyo si uu horumarka cikyaareed usii wado.Laacibkan oo isagoo da’yar ku guuleystay Koobka Adduunka iyo koobab badan oo maxalli ah oo gudaha Faransiiska ah ayaa kaliya uu ka maqan yahay tartanka Champions League oo uu xilli ciyaareedkii hore finalka keenay kooxdiisa.Kylian Mbappe ayaa shaaciyey in naftiisa uu u sheego inuu yahay ciyaartoy ka wanaagsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ka…