CAJIIB: Rekoodhka Aan Cid Kale Zidane Ka Haysan Ee Uu Tuchel Kaligii

Tababare Zinadine Zidane ayay u taalaa shaqo badan oo ah inuu isku caddeeyo Thomas Tuchel kulanka labada kooxood dhex maraya habeen dambe, macalinka ree Germany ayaa ah tababaraha kaliya ee uu Zidane kahor tagay ugu yaraan saddex kulan ee uusan wali wax guul ah ka gaadhin.Guud ahaan Zidane iyo Thomas ayaa isasoo arkay 4 kulan iyadoo saddex kamid ah kulamadaasi bar-bardhac ku dhammaadeen halka kulanka kale uu Tuchel guuleystay.Ugu horreynba markii ugu horreysay ee ay Champions League isku arkeen Tuchel iyo Zidane ayaa ahaa…

Muted by SNA mutants, Farmajo nearly runs out of choices

MOGADISHU, Somalia - Outgoing Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo could also be compelled to return to the drafting board after unfolding occasions within the capital Mogadishu, the epicenter of the nation's radical insurance policies. Proper after approving the time period extension handed by the Decrease Home, Farmajo has not been spared torrents of harsh insurance policies, with most of his critics describing the two-year extension as "unconstitutional and unlawful". He isn't again but. In Mogadishu on Sunday…

Whisper it quietly, however is Antoine Griezmann truly good for Barcelona?

Between the summer time of 2018 and the top of 2020, it was all about Antoine Griezmann shifting to Barcelona.Barcelona spent the 2018/19 season licking their wounds over Griezmann's La determination and offensively abusing the system to deliver the Frenchman's price ticket down from £ 200 million to "inexpensive" £ 107 million, with out even considering for a second how he would slot in. made.Predictably, his debut season was dangerous. He spent extra time on Lionel Messi's approach than truly scoring objectives and earned…

Musharaxiinta waxay la kulmayaan Beesha Caalamka iyo qorshaha AMISOM ee faragalinta dagaalka ka socda Muqdisho – Axadle

Muqdisho (Axadle) - C6 + Midowga Musharaxiinta Mucaaradka iyo Beesha Caalamka ayaa goordhaweyd yeeshay kulan xasaasi ah oo looga hadlay khilaafka ka aloosan magaalada Muqdisho, sida ay ogaatay Axadle. Xubno ka tirsan xerada Xalane ayaa Axadle u sheegay in kulankan oo ahaa mid masaafo dheer lagu soo booqanayay khadka Zoom, looga hadlay isku dhacyadii xalay ilaa shalay iyo sidii loo qaboojin lahaa xaaladda. Wakiilada Beesha Caalamka oo salka ku haya…

WARBIXIN: Henry, Vieira Iyo Bergkamp Oo Bilyaneer Ka Caawinaya Inuu

Sida uu sheegayo wargeyska ree England ee The Telegraph, Bilyaneerka ree Sweden ee Daniel Ek ayaa gudbinaya dalab uu ku doonayo inuu iibsado kooxda Arsenal isaga oo caawimo ka helaya halyeeyada kooxdaas ee Dennis Bergkamp, Theirry Henry iyo Patrick Vieira.Ek oo ah shaqsiga aas-aasay shirkadda muusiga ee Spotify ayaa toddobaadkii hore soo bandhigay xiisaha uu u qabo inuu iibsado Arsenal xilli ay jireen mudaharaado lagaga soo horjeedo mulkiilaha hadda ee Gunners ee Stan Kraonke.Jimcihii ayay ahayd markii uu Ek bartiisa…

Nagelsmann asks Leipzig to terminate the contract

RB Leipzig coach Julian Nagelsmann has understood that he has requested that his contract be terminated at the tip of the season in order that he can be a part of Bundesliga rivals Bayern Munich - who will in all probability see Hansi Flick depart to take over as Germany's new nationwide group supervisor.Nagelsmann, who has additionally been linked with Tottenham within the wake of the membership's choice to fireside Jose Mourinho, has established himself as among the best coaches in Europe in recent times.Nagelsmann…

Ayaa xukuma goobaha dagaalka ee Muqdisho?

Muqdisho (Axadle) - Waxaa maanta degen deegaanadii xalay iyo shalay ay dagaaladu ku dhex mareen ciidamada dowlada iyo ciidamada ka soo horjeeda muddo kororsiga Farmaajo iyo ilaalada musharaxiinta qaar oo dhinac ah. Dagaalka ayaa ka dhacay nawaaxiga Marinayada, nawaaxiga Taleex, isgoyska Dabka iyo qeybo ka mid ah degmada Howl-wadaag, gaar ahaan wadada Maka Al-Mukarama, waxaana jira dad goos goos ah oo u taga shaqooyinkooda iyo hamigooda. shalay iyo xalay iyo yaa ku sugan furimaha dagaalka. Dhammaan goobaha lagu…

the South African documentary “Wisdom of

The Oscar ceremony in Los Angeles was awarded the wisdom of the South African documentary The Octopus. He receives the prestigious award in the documentary category. with our correspondent in Los Angeles, Loïc PialatAlthough the wisdom of the octopus had predicted predictions after already winning Bafta for best documentary,…

“F****** Idiot!!” – Xiddiga Man United Ka Tirsan Ee Uu Harry Maguire

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku qasbanaaday inuu ka difaaco kabtanka kooxdiisa ee Harry Maguire erayadii af-xumada ahaa ee uu shalay gegida Elland Road ugu adeegsaday saaxiibkiisa kooxda ee Fred.Man United ayaa bar-bardhac 0-0 ah lasoo gashay kooxda tababare Marcelo Bielsa iyaga oo horyaalka usii dhaweeyay Manchester City isla markaana hadda u muuqda kuwo ku dhammaysan doona kaliya booska labaad.Mid kamida daqiiqadihii kulankaas ugu hadal haynta badnaa ayaa ahaa Maguire oo eedaynaya…