War-murtiyeed 7 qodob ah iyo habraac doorasho oo
Muqdisho (Axadle) – Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee u dambeeyay uga socda Caasimadda Muqdisho, kaasi oo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka dalka.
War-murtiyeedka kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa waxaa lagu soo saaray 7-habraac oo looga heshiiyey doorashooyinka, kuwaas oo kala ah.
1– Habraaca Dhiirigalinta Daahfurnaanta Doorashada2– Habraaca Maamulka Maaliyadda Doorashada3– Habraaca…