Koox Caan Ah Oo AFARTII Goolhaye Ee Ay Haysatay Uu Kaga Dhacay Korona
Kooxda kubadda cagta River Plate ee horyaalka waddanka Argentina ayay goolhaye la’aani ku dhacday kaddib markii dhamaan afartii goolhaye ee ay haysatay uu kaga dhacay Fayraska korona, xilli ay isku diyaarinayaan kulan adag oo ka tirsan tartanka Copa Libertadores oo ay la ciyaarayaan Independiente Sante Fe.River Plate oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn Latin America, caanna ka ah adduunyada ayaa kulanka soo socda iyo kuwa xigaba ahaan doonta goolhaye la’aan, iyadoo aan ciyaaraheedana bathroom baajin doonin.Afar goolhaye oo ay…