Puntland ayaa go’aan 7 qodob ka kooban ka qaadatay xaaladda doorashada Soomaaliya
Garoowe (Axadle) - Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo saaray go’aan ka kooban 7 qodob oo ku saabsan doorashada Soomaaliya iyo kordhinta dowladda federaalka iyo Farmaajo. Hoos ka aqriso qoraalka Puntland.
Go'aankii Dawladda Puntland ee xaaladda doorashada Soomaaliya.
Dowladda Puntland waxay u taagan tahay mabaadi'da qaranimada Puntland iyadoo la tixraacayo dastuurka Puntland iyo dastuurka ay Puntland xubin ka tahay, Dowladda Puntland waxay sidoo kale ilaalinaysaa masiirka dhismaha federaalka iyo dimuqraadiyadda Soomaaliya.…