Bruno Fernandes Oo Manchester United U Sheegay In Ay Labadan Ciyaartoy
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa doonaya in kooxdiisu ay laba xiddig lasoo saxeexato marka uu furmo suuqa ciyaartoyda ee xagaaga, kuwaas oo uu magacyadooda miiska u saaray tababare Ole Gunnar Solskjaer.United ayaa xilli ciyaareedkan kaalinta labaad kaga dhamaysanaysa horyaalka Premier League, waxayse doonayaan in fasalka dambe aanay sidan ahaanin oo ay horyaalka kula tartamaan Manchester Metropolis.Tartanka Champions League oo ay wareeggii koowaad kaga hadheen, Manchester United…