Eden Hazard Oo Afka Furtay Si Rasmi Ahna Uga Hadlay Haddii Uu Ku
Eden Hazard ayaa meesha ka saaray inuu ku soo laabanayo Chelsea xagaagan isagoo sheegay inuu u heelan yahay inuu noqdo xiddiga ugu weyn Real Madrid.Xiddiga reer Belgium oo 30 sanno jir ah ayaa todoba sannadood oo guulo ahaa ku qaatay Stamford Bridge ka hor inta uusan ka tagin kuna biirin kooxda reer Spain sannadkii 2019.Hazard ayaa ku guuleystay labo koob oo Premier League ah, Europa League iyo FA Cup intii uu joogay Chelsea isagoo mudadaas ka mid noqday xiddigaha ugu fiican Yurub.Laakiin xaalad taas ka duwan ayuu Hazard ku…