DEG DEG: Ciidamada DF oo rasaas ku furay kolonyo la socotay …
Muqdisho (Axadle) – Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd lagu rasaaseeyay Caasimadda Muqdisho.
Sida ay ogaatay Axadle, madaxweynihii hore ee dalka ayaa lagu rasaaseeyay bar ay ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka xarunta Maxkamadda gobolka Benaadir ee degmada Xamar Weyne.
Kolonyada la socday Xasan Sheekh ayaa waxa mar qura la huwiyey rasaas xoogan, ayada oo lasoo warinayo in…