Wafdi ka socda beesha caalamka oo ku wajahan magaalada Dhuus…
Dhuusamareeb (Axadle) – Wafdi ka socda xubnaha beesha caalamka ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.
Wafdigan ayaa waxaa horkacaya wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan, waxaana wehlinayo safiiro kale.
Socdaalka wafdigan ayaa la xiriira u kuur-gelida xaaladaha ka jira gobollada dhexe, gaar ahaan Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Sidoo kale…