NOLOL CUSUB: Waakan Tababaraha Cusub Ee Tottenham Heshay Maalmo Kaddib
Kooxda Tottenham ayaa u muuqata mid heshay tababaraha cusub ee kooxdeeda kaddib markii ay in mudo ah suuqa ugu jirtay bedelka macalin Jose Mourinho oo ay bilo kahor shaqada ka caydhisay.Mourinho ayaa la wareegay kooxda AS Roma oo uu si rasmi ah u qabsanayo bilawga xilli ciyaareedka dambe halka ay Spurs sii magacaabeen xiddigoodii hore ee Ryan Mason oo kumeel gaadh usii hayay.Tababaraha cusub ee Spurs ayaa ah Paulo Fonseca oo ah ninka uu Jose Mourinho ka bedelay isla Roma waxaana cajiib ah inuu markiisa kooxda ree London ka…