Waaba Koox Laga Yaacayo!! – Akhriso Magacyada SIDDEED Tababare Oo
Kooxda Tottenham ayay wali kusii socotaa dhibaatada ah inaysan deg-deg u helin tababare cusub oo kooxdeeda hormood u noqda walow ay bilooyin kahor shaqada ka caydhiyeen Jose Mourinho oo hadda ah macalinka AS Roma.Tottenham ayaa markale ku fashilantay inay tababare cusub hesho iyadoo macalinkii ugu dambeeyay ee ay bur-bureen wadahadaladii ay kula jirtay uu yahay Gennarro Gattuso kaas oo Fiorentina iskaga tagay 23 maalmood kaddib markii la magacaabay.Tiraba siddeeda tababare ee diiday shaqada Spurs bilihii ugu dambeeyay ayaa…