DF oo qaaday tallaabo dib loogu soo celinayo ‘heshiis ay hor…
Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay dib ugu fasaxeyso dhamaan shirkadaha shatiyada loo siiyey inay shaqaalaha Soomaaliyeed u dhoofin karaan dibedda.
Wasiirka cusub ee shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda xil-gaarsiinta, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa qaaday tallaabadaas, kadib markii uu Wasiiru-dowlaha wasaaradda uu baabi’iyey heshiiskii hore loola galay shirkadahaas, ayada oo wasiirka uu markale dib usoo…