Xubin ka mid ah guddiga uu magacaabay Qoor Qoor ee doorashad…
Muqdisho (Axadle) – Xubin ka mid ah guddiga doorashooyinka Galmudug ee uu dhowaan dib usoo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor kadib xubnihii lagu celiyey, ayaa sheegtay inay is-casishay.
Xaawo Aadanyare Culusow (Xaawo Kiin), oo ka mid xubnaha guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ayaa go’aankan ku shaacisay qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda facebook.
“Waxaan ogeysiinayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed inaan iska casilay…