Cabdikariin Axmed Mooge oo loo doortay duqa Hargeysa – Caasi…

Hargeysa (Axadle) – Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Hargeysa ayaa saaka doortay maayar cusub, kadib doorasho ka dhacday gudaha magaaladaasi. Golaha wakiilada ayaa waxaa xilka maaryarka Hargeysa oo si weyn la’isugu hayay ugu dambeyn u doortay Cabdikariin Axmed Mooge oo ka tirsan xisbiga mucaaradka Wadani. Mooge ayaa sidoo kale ahaa musharraxii ugu codadka badnaa doorashooyinkii dhowaan ka dhacay deegaanka Gobaladda Waqooyi, wuxuuna helay…

Joan Laporta insists that Lionel Messi will stay in Barcelona

Barcelona president Joan Laporta has revealed that contract talks with Lionel Messi are going well and he is confident that the Argentine will remain at the Camp Nou after this summer.Messi's current contract expires in two weeks and clubs from around the world are keen to bring him in, but Barcelona have spent months convincing Messi to stay and have worked on a ten-year contract that also includes a Major League Soccer and Ambassador role. at the club.Everything seems to be going in the right direction for Barcelona, ​​and…

Harry Maguire declares himself fit to play Scotland

England center-back Harry Maguire has declared himself suitable for his team's meeting with Scotland on Friday night.The Manchester United man has not been seen since the 3-1 victory over Aston Villa almost six weeks ago due to an ankle injury, which many feared would see him completely excluded from the European Championships.He did not miss the opening match against Croatia, but Maguire has now confirmed that he is ready to return to the squad and hopes to play against Scotland."I'm available to the chief for election," he…

AKHRISO: Guulihii Real Madrid Ay Gaarey 16kii Sannadood Ee Sergio

Muddo 16 sannadood ah oo uu u ciyaarayay Real Madrid ayaa ku dhamaanaya maanta oo lagu sii macalaamaynayo xaflad uu qayb ka noqonayo Madaxweyne Florentino Perez oo ahaa ninkii sannadkii 2005 keenay kooxda.Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lagu sagootinayaa xaflad, waxaana loo ballamiyey warbaahinta oo uu la hadli doono, si uu taageereyaasha usii macasalaameeyo.Sergio Ramos ayaa waxa shirka jaraa’id kala hadli doona Florentino Perez oo isagana la filayo inuu amaan kula dul-dhici doono, waxaana si gaar ah isha loogu…

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed campaigns in UN vehicle amid suspected genocide

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed campaigns in UN vehicle amid suspected genocide in Tigray ADDIS ABABA - In one of the most unprecedented gestures, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed was photographed in a United Nations-owned vehicle while campaigning, ahead of the general election on June 21, which could spark a debate on the UN's commitment to end the war against the Tigrayans. Over the…

New research assesses the effects of mobile money service on small and

New research assesses effects of mobile money service on small and medium-sized businesses in Somalia To disseminate the newly discovered knowledge among researchers and the public, the Research and Development Center of SIMAD University organized a forum for disseminating research results at the Primo Palace. Ustad Abdinor Ali Mohamed, Principal Researcher and Lecturer at the Faculty of…

Giorgio Chiellini Oo Walaac Ku Abuuray Xulka Talyaaniga Kaddib Dhaawac

Tababaraha xulka qaranka Talyaaniga, Roberto Mancini ayaa sheegay, in kabtanka iyo difaaca xulka dalkiisa ee Giorgio Chiellini uu u baahan yahay in lagu sameeyo baadhitaano dheeraad ah, kaddib dhaawac kasoo gaadhay kulankii Swtizerland ay 3-0 ku garaaceen.Talyaaniga ayaa Xalay iska xaadiriyey wareegga 16ka iyagoo noqday dalkii ugu horreeyey ee u gudba wareeggaas, waxaana taas u sahlay labadii guulood ee min 3-0 ahaa ee ay ka gaadheen Switzerland iyo Turkey.Giorgio Chiellini ayaa garoonka ka baxay daqiiqaddii 24aad ee bilowga…

Biden to send US special forces to Somalia at war with Al-Shabaab

Biden to send US special forces to Somalia at war with Al-Shabaab WASHINGTON, United States - A contingent of US military special forces could be sent to Somalia in the coming weeks, it has been learned, just weeks after former President Donald Trump withdrew soldiers serving in the war-torn country. war. A proposal by President Joe Biden, which was seen by The New York Times, suggests the…

Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya, dibna u furaney…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Norway ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday inay dhowaan dib u furaneyso safaaraddii ay ku laheyd Caasimadda Muqdisho, si loo xoojiyo xiriirka ay la leedahay dowladda dhexe. Hadalkan ayaa waxaa ka dhawaajisay Elin Bergithe Rognlie oo ah danjiraha Norway u qaabilsan Soomaaliya, kadib kulan ay la qaadatay wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, MudaneBalal Maxamed Cismaan. Marwo Elin Bergithe ayaa shaaca ka qaatay in haatan ay bilaabatay qaban-qaabada…