Heshiisyada La Dhamaystiray Maanta, Kuwa Qarka Saaran, Go’aanka Messi,
PSG ayaa heshiis la gashay difaaca reer Moroco ee Achraf Hakimi oo ay €60 milyan oo Gini oo lagu daray €10 milyan oo kale oo ay dib ka bixin doonto kagala soo wareegaysa Inter Milan. Laacibkan ayaa saxeexaya heshiis soconaya illaa June 2026. (Wariye, Fabrizio Romano)Leicester City ayaa maalmaha soo socda si rasmi ah ula soo wareegi doonta weeraryahanka kooxda Red Bull Salzburg ee Patson Daka oo ay ka bixinayso £23 milyan oo Gini. Laacibkan ayaa saxeexaya heshiis shan sannadood ah, waxaana kaliya dhamaystirka ka hadhay…