Mohamed Salah Oo Laga Reebay Xulka Qaranka Masar & Liverpool Oo Ku

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa laga reebay xulka qaranka Masar ee ka qayb-gelaya ciyaaraha Olambikada ee lagu qabanayo waddanka Japan.Liverpool ayaa ku ducaysanaysay in aanu Salah ku riixin in loo ogolaado inuu dalkiisa ku hoggaamiyo ciyaaraha Olambikada, waxaanay hore u sheegtay in aanay ogolaan doonin, balse tababaraha xulka dalkaas ayaa isaguna ku adkaysanayay in Mohamed Salah uu soo qaadan doono.Tababare Shawky Gharib ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda xulkiisa Masar oo ka kooban 22 ciyaartoy oo uu ka maqan…

Beesha Caalamka oo Cambareyey tallaabo ay qaaday Ethiopia

Mekelle (Axadle) – Cambaareyn iyo qeylo-dhaan caalami ah ayaa ka dhalatay kadib markii dowladda Ethiopia ay qaaday tallaabo ay ku burburisay buundooyin gargaarka loo mariyo gobolka Tigray, maalmo kadib guul-darradii kasoo gaartay gobolka. Ciidamada Tigray ayaa Isniintii dib u qabsaday gobolka kadib markii maamulkii iyo ciidamadii taageersanaa Abiy Ahmed ay ka carareen, sideed bil oo ay haysteen kadib. Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa militariga Ethiopia iyo maleeshiyada Amxaarada ku eedeeyey inay burburiyeen saddex…

Brazil Oo U Gudubtay Wareegga 4-ta Ee Copa America , Chile Ayay Ka

Brazil ayaa iska xaadirisay wareegga 4-ta ee tartanka Coppa America waxa ayna ka gudbeen Chile ka dib ciyaar ay ku dhameysteen 10 ciyaartooySheekada labada qeyb:Labada qaran ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah xilli Chile biloowgii ay xooganaayeen waliba goolhayaha Brazil ayaa fursado xaqiiq ahaa u diidayKa dib dhacadaas Brazil iyaga ayaa ku badnaa kubadda balse meel ay marsiiyaan ayay waayeen oo Chile kubad daafac ah ah ayay ciyaarayeenBrazil sahal ayay u aheyd in afka hore Chile gaaraan balse xalka ayaa ka…

of investors merge for one

Several investors have joined forces as part of a public-private partnership in the construction of a hydropower plant that will produce green energy for the capital Libreville. Projects from the Gabonese Fund for Strategic Investments and the company Meridiam, the future facility will increase electricity capacity in the Gabonese capital by 13%.…

The Pharmalagasy manufacturing unit launches the third model of

The Pharmalagasy plant launches the third variation of Covid Organics, the improved traditional remedy based on artemisia called CVO + Curative. The clinical trial, performed on 339 patients for 15 days (+28 days of follow-up), was supported by the WHO - which also supports other clinical trials related to traditional medicine in Africa - and provides a curative effect up to 87.1%. An exhibition that cannot hide the damage caused by the health crisis that the country has been going through for two years. No one…

the opposition maintains its call to demonstrate

The opposition and part of civil society called for demonstrations on Saturday across the country to express their dissatisfaction with the security situation. Last weekend, spontaneous marches took place in several cities in the Center North and Sahel region. On Wednesday night, President Roch Marc Christian Kaboré fired his defense and security ministers. Despite this gesture, the call to demonstrate…

the vaccination campaign against Covid-19

The Ivory Coast is still relatively spared from the Covid-19 pandemic. Officially, it has only 158 active people, and the positivity rate for PCR tests is below 3%, "one of the lowest prices in Africa" ​​the government indicates. In total, the country has registered just over 48,000 cases of pollution and 313 deaths. The vaccination campaign is also on track and the country has placed new vaccine…

supporters of Nnamdi Kanu are mobilized after

One week after his arrest, supporters of Nnamdi Kanu, Biafran's independence leader, demanded justice. Kanu was arrested on Sunday after four years on the run and taken back to Nigeria, under still unclear circumstances. As he is due to appear in a terror trial next month, supporters of Nnamdi Kanu are gathering behind the scenes.…