Michael Owen & Mark Lawrenson Oo Saadaaliyey Finalka Euro 2020 –

Michael Owen iyo Mark Lawrenson ayaa isku raacay in kulanka Finalka Euro 2020 ee habeenka Axadda ee garoonka Wembley, in lagu dari doono waqti dheeraad ah oo aan lagu kala bixi doonin 90ka daqiiqadood.England ayaa timid finalkeedii ugu horreeyey tan iyo 1966kii, waxaanay u dagaallamayaan in ay koobkan ku guuleystaan markii ugu horreysay.Tababare Gareth Southgate ayuu xulkiisu ku yimid finalka rikoodhe waqtigii dheeraadka ahaa ee semi-finalkii Denmark loo dhigay, kaas oo uu saxeexay Harry Kane, waxaana kasii horreeyey oo ay…

Guddoomiyaha degmada Garbahaarey oo marka uu la kulmo Rooble…

Garbaaharey (Axadle) – Guddoomiyaha maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, Xasan Sheekh Cilmi oo la hadlay wariyeyaasha ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu wareejiyo xilka uu hayo, si loo fuliyo heshiiskii laga gaaray doorashooyinka Soomaaliya, sidoo kalena doorasho loogu qabto magaaladaasi. Xasan Sheekh Cilmi ayaa tilmaamay ayaa tilmaamay inuu xilka wareejin doono kadib marka uu la kulmo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo…

Paul Merson Oo Magacaabay Xiddig Talyaani Ah Oo Ay Tahay Inay

Khabiirka ciyaaraha Paul Merson ayaa magacaabay xiddig ka tirsan xulka qaranka Talyaaniga oo tahay in ciyaartoyda Ingiriisku ay taxadar ka sameeyaan, isla markaana ay joojiyaan haddii ay doonayaan in ay ku guuleystaan tartanka Euro 2020 oo ay finalka Axadda wada ciyaari doonaan Talyaaniga.The Three Lions ayaa waajahaya xulkii ugu adkaa illaa hadda ee intii uu tartanku socday, waxaanay ka hor tegayaan Talyaaniga oo 33kii ciyaarood ee ugu dambeeyey aan marna laga badin, isla markaana soo wada guuleystay dhamaan kulamadii Euro…

Privel Hinkati, boarding for the dream

The Benin rower Privel Hinkati, 32 years old and born in Caen, has chosen to represent his parents' country by rowing during the competitions with one hand. A personal adventure that has matured for a long time and been carried out with weapon power. It is no longer a dream, just the reward for sacrifice, perseverance and daily…

Kala fogaashaha Imaaraadka iyo Sacuudiga iyo saameynta doora…

Sanadahaan dambe xidhiidhka dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka oo siyaasaddooda dibadda ku dhisnayd cudud (Hawkish) ku muquuninta “Kacdoonka Carbeed” ee 2011 iyo ka xiridda albabbada xukunka ururrada Akhwaan Muslimiinta ayaa u muuqday mid uu soo dhexgalay is-maandhaaf khuseeya arrimaha gobolkooda. Dagaalka Yaman iyo taageerada xad-dhaafka ah oo la siiyay inqilaabka askareed ee Masar iyo faraggelinta baahsan ee lagu hayo dawladaha Liibiya, Tuunis, …

Zuma’s prison is hailed by many

Some sporadic demonstrations broke out on Friday, July 9, in support of Jacob Zuma, imprisoned for three days. Roads were blocked, cars were targeted and police arrested. The clashes centered around Durban, in the KwaZulu-Natal region where the former president is coming. Despite these few incidents, among figures from South African activism, the arrest of Jacob Zuma is seen as a symbol of good health…

journalist Soulaimane Raissouni was sentenced to 5

Moroccan journalist Soulaimane Raissouni was sentenced Friday night to five years in prison by a court in Casablanca. He was charged in a case of indecent assault with force and forced delivery, accusations that he has always denied. Its support committee condemns a political trial aimed at comments from the journalist, who is critical of the regime. In protest, he went on a hunger strike that has now…

Rwanda pronounces that it’s sending troops to Cabo

Rwandan soldiers were sent to Mozambique to take part in the fight against the armed group Al-Shabab in the province of Cabo Delgado. The announcement was made on Friday, July 9 by Kigali. Cabo Delgado is located in the far north of Mozambique, on the border with Tanzania, and has been in an armed uprising since 2017. An uprising with local roots, but which has promised allegiance to the Islamic State…

“The time has come for relaxation and conviction”

The Commissioner for Political Affairs, Peace and Security of the African Union, Bankolé Adéoye, left on Friday 9 July in Ndjamena, who had arrived two days earlier in an attempt to put an end to the crisis born of the Transitional Government's decision to reject the AU appointment. High Representative in Chad, the Senegalese Ibrahima Fall. If we are to believe a statement from the Chadian Presidency,…