Solskjaer Oo Beddelka Paul Pogba Ka Helay Bayern Munich & Xiddigii
Manchester United ayaa isku diyaarinaysa nolosha iyo qaab ciyaareed wanaagsan oo ay muujiso kaddib Paul Pogba oo sannadkii ugu dambeeyey qandaraaskiisa galay, isla markaana shaki weyn la gelinayo in uu sii joogi doono Old Trafford.Red Devils oo sannadkii 2016kii kasoo bixisay Pogba lacag dhan £89 milyan oo Gini, waxa uu xor ka noqon doonaa Manchester United dhamaadka xilli ciyaareedka dhowaanta bilaabmaya, mana muuqato wax saansaan ah oo muujinaysa in uu sii joogayo.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa beddelka Paul Pogba waxa…