Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maxay Nice ugu noqotay bartilmaameedka argagixiso ee gudaha Faransiiska?
Raysul wasaaraha France Jean Castex ayaa ku dhawaaqay in wadanka uu kujiro heegan degdeg ah kadib markii sadex qof lagu dilay magaalada koonfureed ee Nice khamiistii.
Libyan authorities find new mass graves in the city recaptured from Haftar
Libyan authorities have unearthed 12 bodies from four more unmarked tombs in the city of Tarhuna, which has contributed to the masses of bodies already discovered since the area was recaptured in June from the East-based forces loyal to Putschist General Khalifa Haftar by the UN recognized government for national agreement ( GNA).
Tarhuna had been controlled for several years by a militia called Kaniyat, run by the local Kani family, who fought alongside Haftar's forces. GNA has issued arrest warrants…
Maxaa ka soo kordhay weerarkii Faransiiska ee Toorayda loo
Wararka ka imaanaya dalka Faransiiska ayaa sheegaya in labo ka mid ah dadkii lagu dilay weerarka toorreyda loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska ay ku jireen gudaha kaniisad.
Labadan qof ayaa kala ahaa haweeney iyo nin lagu gowracay gudaha kaniisadda, sida ay wararku sheegayaan.
Haweeney kale oo ku carartay maqaayad u dhoweyd goobta uu weerarka ka dhacay ayaa la sheegay in qofka weerarka fuliyay uu dhowr jeer toorrey ku dhuftay, dhaawac ka soo gaarayna…
QM oo ku waaysay Sadaq John eedeymo ah in uu xiriir la
Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa kulankoodii xalay ka sheeegay in wax cadeymo ah loo waayay dacwad ka dhan aheyd taliyaha ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir General Sadaq Cumar Xasan Saadaq John oo lagu soo eedeeyay in uu xiriir la leeyahay Xoogga hubaysan ee Al-shabaab.
Kooxdii hore ee QM u qaabilsaneyd kormeerka cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea (Somalia-Eritrea UN Monitoring Group), ayaa ku eedeeyey Jeneral Saadaq inuu xiriir la leeyahay Al-Shabaab.…
QM oo dalbatay in baaritaan lagu sameeyo shaqaalle ka tirsan
SRSG for Somalia
Security Council meeting
The situation in Somalia
Report of the Secretary-General on Somalia (S/2020/121)
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay laba kamid ah Shaqaalahooda samafalka oo dhawaan lagu dilay weerar ka dhacay degmada Kaxda ee dulleedka magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu cambaareeyay dilkaas, waxaana lagu sheegay in labada qof ee la…
Muslimiintu maxay ku kala xulanayaan Trump & Biden
Muslimiinta waa dad aad u tiro yar oo ku nool Mareykanka marka loo eego bulshooyinka kale ee nool dalkaasi, laakiin waxaa laga yaabaa in ay saameyn weyn ku leeyihiin doorashooyinka Mareykanka. Muslimiinta Mareykanka, si kastaba ha noqotee, inta badan waxa ay udhaxeeyaan hadalada muslim naceybka ee madaxweyne Donald Trump iyo aragtida ah in Dimuqraadiyiintu ay wiiqeen anshaxa guud Muslimiinta iyo arimaha qoyska.
Marka loo eego xogta 2017 ee Xarunta Cilmi-baarista ee Pew, 3.45…
Maraykanka,Ruushka & Belgimka oo ka hadlay Dhaqaalaha Al
Dowladdaha Maraykanka, Ruushka, Jarmalka iyo Belgiumka ayaa ka hadlay warbixin ay dhawaan soo saareen koox ka tirsan Qaramada Midoobay kuwaas oo sheegay in Al Shabaab lacago badan ka soo xareen canshuuraha gudaha Soomaaliya inkastoo dowladda Soomaaliya qayb ahaan beenisay warbixintaasi.
Warbixin lagu daabay Associated Press ayaa lagu sheegay in Mareykanka xoogga saarayo ka hortaga “maalgalinta sharci darrada ah ee ay adeegsadaan AL-Shabaab” sida ay qabaan Koox ka tirsan Q.M Al…
decrease in sales of anticovid agent
In Madagascar, the traditional remedy of the President of the Republic Andry Rajoelina, praised for its preventive and curative virtues against coronavirus, no longer attracts. The production of bottle CVO (Covid-Organics) has therefore just been suspended. Overhead, difficult flow of goods, distributors and retailers have no choice but to sell the beverage at a reduced price. In supermarkets or…
Monusco will focus again in the eastern part of the country
What exit strategy from the Democratic Republic of Congo for MONUSCO? The Congolese government and the UN mission have submitted a working document to the Security Council allowing for the gradual withdrawal of peacekeeping forces and the dismantling of bases.
With our special correspondent in Kinshasa, Sonia RolleyThe first…
Opponents of Déby mobilize in front of the forum on the new constitution
In Chad, a national forum will be held from Thursday, October 29 to Saturday, October 31, to assess the Constitution, which has been in place since 2018. This meeting, which is intended to be inclusive, is criticized by several political and civil society actors, while Head of State invites to debate without reservation.
On the…