Ururada bulshada rayidka ah waxay ‘dhexdhexaadinayaan’ dowladda iyo mucaaradka! – Axadle
Golaha midowga musharixiinta ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho xubno ka socday ururada bulshada rayidka oo uu hogaaminayay gudoomiyaha ururada bulshada…