Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
in Tigray, the threat of an escalation of violence between ethnic groups
A massacre of Ethiopians belonging to the Amhara ethnic group, arrests of Tigrayans ... The conflict in Ethiopia can quickly get out of control, warns the UN, which fears many casualties, destruction and massive population movements. According to some NGOs and refugees, the atrocities in Tigray are intensifying. In addition, Ethiopia accuses Tigray's forces of firing rockets at night from Friday to…
[Série pont Sénégambie]: the bridge that changed the lives of carriers (2/3)
Until Sunday, November 15, we offer a series of reports dedicated to the Senegambia Bridge, which has changed the lives of Gambians and Senegalese for a year. After decades of waiting, the Senegalese bridge was open to individuals in January 2019. Then to trucks in July. This bridge built in the Gambia across the river is intended to open the Casamance region of southern Senegal. And to increase trade…
Dalalka kujira AMISOM oo walaac ka muujiyay hub la tuhunsan
Kulan ay yeesheen Wasiiro katirsan waddamada Ciidamada AMISOM ugu haboohay Soomaaliya waxa ay uga hadleen xaaladda ammaan ee Soomaaliya, warbixinta Qaramada Midoobay & walaaca la xiriira dhaqaalaha & hubka ay heshay Al-Shabaab.
Shabakadda Wararka Taarifa ee dalka Rwanda oo daabacay xogta sheekadaan ayaa sheegay in kulankaan uu daba-socday fadhiga Golaha Ammaanka Qaramada midoobay ee Khamiistii oo warbixin kasoo saaray xaaladda Shabaab.
Kulanka Wasiirada Difaaca…
Waa kuma Guudlaawe! Hogaamiyaha DG Hirshabeelle? –
Sidii la filayey Cali Xuseen Guudlaawe ayaa noqday madaxweynaha DG Hirshabeelle kaddib xilli-madaxeedkii 1aad ee Hirshabeelle oo ahaa 4 sano ay Dowlad-goboleedku yeelatay laba madaxweyne oo Guudlaawe labadaba u ahaa madaxweyne ku xigeen! Haddaba waa kuma Calai Guudlaawe?
Dhalashada iyo Sooyaalka
Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe waxa uu ku dhashay tuulada Quracmadoobe oo hoostagta degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeelaha dhexe horraanta todobaatameeyadii, Qoyska Cali waxa ay…
Golaha Ammaanka oo soo jeediyay wax ka qabashada qaraxyada
Golaha Ammaanka QM
Fadhigii ugu dambeeyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay waxa ay uga hadleen xaaladda Soomaaliya iyo kahortagga waxlaha laga sameeyo ama loo adeegsado qaraxyada ee loo iib geeyo Soomaaliya.
Golaha ammaanka ayaa u codeeyay khamiistii in laga hortago iibinta walxahaas lagu farsameeyo qaraxyada oo halis ku ah dadka, isla markaana Khatar weyn gelin karta nolosha dad badan oo haatan caafimaad qaba.
Si gaar ah warbixinta kasoo baxday kulanka Golaha ammaanka waxaa…
Iiraan oo Biyaha u dhaxeeya Yemen & Soomaaliya si joogta ah
Dowladda Yemen ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay doon kalluumeysi oo laga leeyahay Dalka Iiraan, kadib markii si sharci darro ah ay u gashay biyaha waddankooda, sidaas awgeed gacanta loogu dhigay.
Sii hayaha Wasiirka Kalluumeysiga Yemen Fahad Kafaayin, waxa uu tilmaamay in Doomaha kalluumeysiga Iiraan dhibaato xooggan ay ka geystaan Biyaha dalkooda oo marar kala duwan Kalluumeysi sharci darro ah ka sameeyeen.
Wasiir Kafaayin ayaa tilmaamay in doonta lagu qabtay Xeebta…
IOM oo sheegtay in ku dhawaad 80-ruux ay ku dhinteen Xeebaha
War kasoo baxay hay’adda Socdaalka Qaramada Midoobay u qaabilsan ee IOM ayaa lagu sheegay in ay dhinteen ugu 74-Tahriibe oo ka baxay dalka Liibiya, iyaga oo aan ka gudbin biyaha dalkaas.
Hay’adda ayaa sheegtay in shaqaalaha gurmadka u qaabilsan ee jooga Gudaha Liibiya ay soo badbaadiyeen 47-ruux oo kale lana dhigay goobo lagu hubinayo Xaaladdooda sida warka lagu yiri.
IOM ayaa tilmaamtay in ay kordheen dadka isku dayaya tahriibka ee ka baxaya Xeebaha Liibiya, kuwaas oo halis…
Hogaamiye Farmaajo oo sheegay in dalka uu galay doorashada
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay howlaha geedi socodka dalka ayaa dib ugu laabtay shirarkii & wada-xaajoodkii siyaasadeed ee lagu jaangooyay doorashada Dalka 20/21.
Hogaamiye Farmaajo ayaa bogaadiyay doorka labada aqal BFS uu ka qaatay meel-marinta heshiis siyaasadeedka Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir oo 26-kii September 2020 codka kalsoonida ku taageeray.
“Heshiiskan la saxiixay waxa uu caddeyn buuxda u yahay sida ay…
74 tahriibe ayaa ku qaraqmay Badda ka dib markii ay doon kula jabtay meel u dhow xeebta Libya
Ugu yaraan 74 muhaajiriin ah ayaa ku qaraqmay Badda ka dib markii markabkii ay saarnaayeen oo ku sii jeeday Yurub uu ku qalibmay xeebta Libya maalintii Khamiista, sida ay sheegtay wakaaladda socdaalka ee Qaramada Midoobay, ugu yaraan sideed markab ayaa ku burburay bartamaha badda dhexe tan iyo bishii hore.
Doonta waxaa la socday in ka badan 120 muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, markii ay ku degtay xeebta dekedda al-Khums ee dalka Libya, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka adduunka ee IOM. Kaliya 47 qof…
Çavuşoğlu: Armenia Cawaaqib Xumo ayey la kulmi doontaa hadii ay jebiso heshiiskii nabada
Armenia waxay la kulmi doonta cawaaqib xumo hadii aysan u hogaansamin shuruudaha xabad joojinta, Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa sheegay Khamiistii.
Isaga oo cadeeyay in raiisel wasaaraha Armenia Nikol Pashinian uu saxiixay heshiiska, Çavuşoğlu ayaa wariyeyaasha ugu sheegay Magaladda Baku. Heshiiskan la saxiixay waa in loo hogaasama isla markaana Armenia ay la kulmi doonta cawaaqib xun hadii ay jabiso heshiiska.
"Azerbaijan waxay taageersan tahay in xal nabadeed la helo laakiin hadii Armenia ku…