Farmaajo oo sheegay inuu mar kale kulan ‘isugu yeeray’ madax goboleedyada
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale kulan isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada, sida…
Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.
Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale kulan isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada, sida…
Beled-Xaawo (Axadle) Nabaddoon caan ka ahaa oo gobolka Gedo Ayey Kooxo hubeysan toogasho ku dishay nabaddoon caan ka ahaa degmada Beled Xaawo…
Muqdisho (Axadle) Kadib cadaadis badan oo ay beesha caalamku saartey madaxda Dowladda iyo Dowlad goboleedyada ayaa lagu heshiiyey in maalinta sabtida ah…
Afgooye (Axadle) – Sida ay baahisay warbaahinta dowladda, Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa soo bandhigay waxyaabaha qarxa iyo rag loo haysto falal…
Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) – Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda federalka in ay hor istaagtay in diyaarad siday maalgashadayaal…
Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) – Kenya ayaa ku amartay hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay (UNHCR) inay sameyso qorshayaal lagu xirayo laba…
Muqdisho (Axadle) – Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee Soomaaliya ayaa meenta yeeshay shirkoodii Khamiislaha ahaa, kaas oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul…
Khamiis, April, 4, 2021 (AXADLE) – kalfadhigii 73aad ee golaha wasiirada Somaliland, ayaa lagu go’aamiyay in sanadkan la hakiyo dabaadal daga 18-Might,…
Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada…
Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) -Dalka Yemen oo siweyn u harreeyeen dagaal iyo colaado saameyn weyn ku yeeshay dadka rayidka ah ayaa…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Saciid C / laahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta siyaabo kala duwan ula kulmay safiirka…