15 Mudane oo diiday Go’aanka Af-hayeenka golaha
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa diiday go’aankii afhayeenka Golaha Shacabka oo mudo xileedkiisu dhamaaday…
Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa diiday go’aankii afhayeenka Golaha Shacabka oo mudo xileedkiisu dhamaaday…
Myanmar oo Talada Militariga la wareegay 1-dii Febaraayo 2021 waxaa ka socda dibadbaxyada dadka ka careysan go’aan ay ka dhigayaan iyada oo…
Inta la xaqiijiyay Askari ayaa dhintay mid kale dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Gaari nuuca Xamuulka qaada gaar ahaan (Toyota Dyna)…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ganaax shan kulan ah dul-dhigay 15-Xildhibaan oo ku eedeysan is hor istaag fadhiga Baarlamaanka…
Kulankaan xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaa ka qaybgalay Hogaamiyayaasha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor & Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, Guddoomiyaha…
After the Catholic bishops, the Protestants raise their voices against any postponement of the 2023 election. The Church of Christ of the…
Daahir Maxamuud Geelle, afhayeenka golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku eedeeyay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu amray…
Hay’adaha sirdoonka Mareykanka ayaa u sheegay maamulka madaxweyne Biden in kooxda Taliban ay la wareegi karto inta badan Afghanistan labo ilaa saddex…
Fadhigii Baarlamaanka ee shakiga dhaliyay ayaa goordhow lagu kala dareeray, kaddib buuq iyo jahwareer hareeyay fadhiga maanta oo Ajandihiisa lagu sheegay ka…
Hogaamiyaha Mareykanka ayaa ku casuumay Shiinaha iyo Ruushka in ay ka mid noqdaan 40 dowladood oo ka qeyb gala shir madaxeedka caalamiga…
Magaalada Muqdisho waxa uu shir gaar ah maanta uga furmay Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle kadib markii ay…