Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Maxay kawada hadleen Hogaamiye Farmaajo & Amiirka Qadar? –
Xiriir Telefoon oo Gelinkii dambe Axaddda dhexmaray Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Amiirka Qadar Sheekh Tamiin Bin Xamad Al-Thaani waxa ay uga hadleen xaaladda Soomaaliya.
Tamiin & Farmaajo ayaa isku soo hadal qaaday xiriirka labada Dowladood ee Soomaaliya & Qadar oo wanaagsanaa tan iyo sanadkii 2017-kii oo ka bilawda muddo xileedka Hogaamiyaha Farmaajo.
Sidoo kale Xukuumadda Dooxa ayaa muujisay sida ay uga go’an tahay kaalmada ay u baahan tahay…
Shirka Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo maanta
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmaya shir loogu magac daray Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo looga hadlayo Xaaladda Dalka, Doorashada, Amniga, Dhaqaalaha, Taageerada & qodobo kale.
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furaya Shirka, Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulanka uga qaybgalaya aaladda fogaan aragga (Video Conference), Wakiilada kala duwan ee dalalka caalamka & Ururada daneeya Soomaaliya.
Qodobada ugu weyn ee…
Amiir u dhashay Sacuudiga oo si adag ugu dhaleeceeyay Israel
Amiir Sacuudiga ah Turki al-Faisal al-Saudi oo ka hadlaya IISS Manama Dialogue, Diseembar 6, 2020 .
Amiir caan ah oo dhashay Sucuudiga ayaa si adag u dhaleeceeyay Israa’iil ka dib shirkii amniga Bariga dhexe ee dhacay Baxrayn oo sanado badan ka dib markii ugu horaysay uu ka qayb galay wasiirka arrimaha dibedda ee Israa’iil, oo ku raaxaysanaya heshiiskii uu lagalay wadamada Carabta qaarkood.
Shirkaas oo aysan ka qayb galin Falastiin Hadaladii kululaa ee Amiir Turki bin Faysal Al…
Maxaa ka jira in ciidanka Itoobiya ay dhexdooda ku
Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa ka socda dalka Ethiopia ee ku sugan saldhig ay ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ay ku dhex dagaalameen gudaha saldhigaas.
Askari ka tirsan ciidamadaas oo la sheegay inuu ka soo jeedo qowmiyada TIgrey ayaa diley labo askari oo ka tirsan ciidamada ku sugan saldhigga isagiina markii dambe la diley, sida ay xaqiijiyeen ilo dhanka amaanka ah oo ku sugan deegaanka Halgan…
Daraasiin Israa’iiliyiin ah oo loo xiray banaanbaxyo ka dhan
Ugu yaraan 30 qof ayaa loo xiray banaanbaxyo ka dhacay Isra’el oo looga soo horjeedo ra’iisul wasaaraha dalkaasi Benjamin Netanyahu, sida ay ku warantay warbaahinta Israa’iil maanta oo axad ah.
Booliska ayaa Sabtidii sheegay in kumanaan mudaharaadayaal ah ay isugu soo baxeen fagaaraha Paris oo u dhaw guriga Netanyahu ee Galbeedka Qudus waxaana ka dhashay in ay xirmaan wadooyinka waawayn iyo waliba is buurashada shacabka.
Dibadbaxayaasha ayaa is urursanayay lixdii bilood ee la…
Wasiir Jamaal:-Shaqo ay Soomaali qaban karto ayaa farsamo
Wasiirka wasaaradda Qorashayn Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hadlayay shaqa la’aanta haysta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay tahay wax aan la aqblikarin in shaqooyinka ay qaban karaan dhalinyarada Soomaaliyeed loo dhiibo dad ajaanib sida uu hadalka u dhigay.
Wasiir Janaal ayaa sheegay in ay dalka joogaan farsamo yaqaano Soomaali ah kuwaas oo aan shaqo laäaan haysato, taas badalkeedana farsamo yaqaano ajanabi ah dibadda looga keeno shaqooyin fudud isaga oo tusaale u soo qaaday…
Jubbaland:-Waxaan uga digaynaa Hogaamiyayaasha Dowladda in ay iska
Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrimaha doorashooyinka dalka, xaaladaha kala guurka ah ee dalka ayaa ku celisay in dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ku hayso faragelinta gaar ahaan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya.
Qoraala ka soo baxay Dowlad-goboleeka Jubbaland ayaa lagu dalbaday in gacanta maamulka Jubbaland lagu soo celiyo gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan ciidanka Dowladda Faderaalka Soomaaliya.
Jubbaland ayaa ku celisay in aysan doorasho ku…
“Waxaa naga go’an in Doorashada ay ku dhacdo waqtiga lagu
Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka go’an tahay qabashada Doorashada 20/21 oo ay heshiis ka gaareen Hogaamiyayaasha Dowladda & Dowlad Goboleedyada.
Maamul Goboleedyada dhiman in ay soo dhammeystiraan Guddiga Doorashada waxa uu ugu baaqay in sida ugu degdegsan in ay usoo gudbiyaan Xubnaha ku matalaya hab maamulka Doorashada 20/21.
Xukuumadda Soomaaliya waxa uu u jeediyay in ay dabagasho habraacyada lagu heshiiyay si ay u…
Wa maxay ujeedka safarka Cali Guudlaawe ee Muqdisho? –
Hogaamiyaha DG Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kusoo wajahan Magaalada Muqdisho si uu qayb uga noqdo Shirarka siyaasadeed ee looga hadlayo Doorashada, ammaanka & Geedi socodka (Kala guurka) Dalka.
Cali Guudlaawe oo aan wali ka qaybgelin kulamada looga hadlayo Doorashada 20/21 ayaa haatan ku biiraya si uu u buuxiyo Booska Madaxweynihiisa hore Maxamed Cabdi Waare oo ay soo wada-shaqeeyeen muddada uu xafiiska joogay.
Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u…
DFS oo u ololeyneysa in kaalmada howlgalka la dagaalanka
Danjire Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay is tusisay soo afjaridda howlgalka la dagaalanka Burcad badeeda oo waqti dheer socda.
Muddo 10-sano ah ayuu sheegay in la qiimeynayay howlgalka la dagaalanka Burcad badeeda Soomaaliya & isbadalka awoodda weerarada ay sameynayaan, balse hoos udhac aad u weyn oo sababay in xitaa labadii sano ee lasoo dhaafay aan la diiwaangelin wax…