Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Al-Shabaab oo sheegatay in Gobolka Gedo ay ku dishay Askar
Al-Shabaab ayaa sheegtay in saakay xili hore ay weerartay Saldhig Ciidamada Itoobiya ee ku jira howlgalka Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.
Shabaab ayaa sidoo kale sheegatay in dagaalkaas ay ku dishay 6-askari oo katirsan ciidamada Itoobiya ee xerada ku sugnaa, isla markaana ay gubtay mid kamid ah Gawaarida nuuca dagaalka oo uu ku xiran yahay qoriga loo yaqaan Zuug.
Qayb kamid ah Xerada Ciidamada Itoobiyaanka ah ku leeyihiin…
“Saraakiisha lagu dilay Galgaduud beel dusha lagama saari
Gen. Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha CXDS oo ka hadlay saraakiil lagu dilay weerar Arbacadii oo beegneed 9-ka December 2020 ka dhacay Degmada Balanbal ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.
Odowaa ayaa sheegay in aan laga hari doonin dhiigga laga daadiyay saraakiisha dhimatay & dhaawaca soo gaaray si loo horgeeyo Maxkamadda awoodda u leh in lagu ciqaabo dadka geysta dambiyadaan oo kale sida uu hadalka u dhigay.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab…
“Sharciyeenka Beesha Caalamka ee Doorashooyinka DG ayaa HG
Midowga Musharixiinta ayaa Warqad cabasho ah oo ay ogeysiin siiyeen Beesha Caalamka sida: IGAD, AU, EU OIC, LAS, NORWY, UK & US waxa uu gaarsiiyay Xafiiska Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Musharixiinta ayaa warqaddooda ku caddeeyay cabashada ay ka qabaan Dowladda Federaalka, Doorka Beesha Caalamka, nidaamka Doorasho, heshiisyada siyaasiga ah ee dhacay & qodobo kale oo Amniga soo tagaya.
Warqadda Musharixiinta ayaa lagu sheegay in aysan diidaneen in dalka ay…
RW Rooble oo maanta Garoowe u tagaya la kulanka Hogaamiyayaasha DG
Magaalada Garoowe ee Xarunta DG Puntland waxaa maanta tagaya Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & wafdi la socda, waxaana kasii horeeya Wasiiro & xildhibaanno deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas.
Rooble ujeedka ugu weyn ee safarkiisa Garoowe ayaa ah sidii Hogaamiyayaasha DG Puntland ula kulmi lahaa si uu kala hadlo Arrimaha Doorashada Soomaaliya oo Dowlad Goboleedkaas saluugay hab maamulka Xukuumadda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shalay…
The UN announces new humanitarian agreement
In the face of the conflict in the Ethiopian province of Tigray, the international community is increasingly concerned about the civilian situation. Following the failure of the agreement between the UN and Addis Ababa last week, a new humanitarian agreement was reached on Wednesday. The UN Secretary-General announces the establishment of joint needs assessment missions.…
Hanti-dhowrka: Kudhowaad Laba Milyan oo Dollar oo si qalad
Warbixinta Hantidhowrka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Akoonada iyo xisaabaadka gobolka Banaadir lagala baxay lacag dhan US $1,713,213.00 (Milyan todobo boqol toban & saddex kun & laba boqol taban iyo saddex dolara) iyada oo aan loo marin bixinta lacagtaas Nidaam iyo hab daahfurnaan leh islamarkaana aan la helin wax Document ah taas oo lid ku ah kana soo horjeedda Sharci Lr. 2 ee Hannaanka Xisaabaadka iyo Maaliyadda Dowladda oo soo baxay 29 December…
Qiimeyn: Kheyre ma daryeelay mise waa Dumiyey ciidanka
Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo sheegay in uu u tartamayo xilka madaxweynaha Soomaaliya ee doorashooyinka 2021waxyaabihii uu sida aadka ah isugu mashquuliyey muddadii uu ahaa Wasiirka Koowaad ee xukuumadda kana sameystay xayeysiiska iyo iidhehda siyaasadeed waxaa kamid ahaa galka ciidanka xoogga dalka! haddaba Axadle Media waxa ay qiimeyn ku sameyneysaa habkii iyo siyaasaddii Khayre ee horumarinta iyo dib u habeynta ciidanka xoogga dalka taas oo…
Relatives of imprisoned DMK opposition leaders demand their release
The arrest of Brigitte Kafui Adjamagbo-Johnson and Gérard Djossou, accused and arrested for "group of criminals and attacks on the State's internal security", is still provoking reactions. On Wednesday, during a press conference, Dynamique Mgr Kpodzro, several other political parties and civil society associations stepped up to the plate. For them, what is accused of the two opponents is nasty. They…
Africa 2020, a strong Malagasy presence
It is an extraordinary project, dedicated to 54 African countries. The Africa 2020 season, initiated by President Macron, was designed as a platform offered to African artists, intellectuals and entrepreneurs to show the French public the wealth and creativity of the African continent. And Madagascar will be present at this important event.…
Isbaheysiga Carbeed oo burburiyey labo doomood oo
Isbaheysiga Carbeed ee dagaalka kawada Yemen ayaa shaaca ka dhigay in uu gacanta ku dhigay isla markaana burburiyey doonyo sidday walxo qarxa, sidda ay ku warantay saxaafada maxaliga ah ee dalka Sucuudiga.
Turki al-Maliki, afhayeenka xulafada oo u waramay wardiyeenka, ayaa Khamiista maanta ah wuxuu ka dhawaajiyey in doonyahaas ay lahaayeen faalada la sheegay in ay Iiraan taageerto ee Xuutiyiinta.
“Doonyahan waxay khatar ku ahaayeen ammaanka gobolka iyo caalamka, marinka badeeda…