Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Golaha Shacabka oo codka kalsoonida siiyay Xukuumadda RW

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo maanta hortay Golaha Shacabka BFS ayaa u gudbiyay qorshe howleedka xukuumaddiisa iyo ansixinta golaha uu magacaabay 19-kii bishaan. Fadhiga oo ay ku sugnaayeen Xildhibaanno gaaraya 188-mudane, waxa ay ugu horeyn dhageysteen hadal jeedinta Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Raysul Wasaare Rooble ayaa sheegay in barnaamijka Xukuumaddiisa uu wax ka qabanayo dhinacyada Amniga, Doorashada, Xuquuqda Aadanaha,…

James Swan:-Qaramada Midoobay waxaa ka go’an sii wadista

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambsadoor James Swan ayaa maanta oo sabti shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay Aalada Fogaan araga ah ee Loo yaqaano ZOOMka waxa uuna ka hadlay dabaal daga maalinta caalamiga ah ee 24 October oo loo dabaal dago maalinta Qaramada midoobay ama  UNday, taas oo ka dhigan  aas-saaskii iyo axdigii Qaramada Midoobay ee sanadkii 1945. James Swan ayaa qaybaha hore ee shirkiisa jaraa’id waxa uu kaga…

The black work from Boualem Sansal

Since his first novel, published two decades ago, the Algerian Boualem Sansal has built from book to book a work of radical disagreement. Anger and creativity are the hallmarks of this fiction, which realistically testifies to the social, political, religious and economic drive of modern Algeria. In his new novel entitled Abraham or the Fifth Covenant, which just came out this fall, Sansal rewrites the Bible with its plot in the modern…

DFS oo sheegtay in ay dishay Xubno katirsan Al-Shabaab. –

DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad & Afgooye oo ka kala tirsan Gobollada Shabeelaha Hoose & Shabeelaha dhexe ku dishay xubno katirsan Al-Shabaab. Warka Dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalkaas ay fuliyeen Ciidamada gaarka ah u tababaran ee DANAB lagu dilay 6-ruux oo uu ku jiro Madaxa Maaliyadda Al-Shabaab ee Gobollada Shabeelooyinka oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdalla (Abuu Ayman). Isla howlgalka inta uu socday…

In the spotlight: the controversial swearing-in of the new constitutional judges

While we waited for President Tshisekedi to speak on Friday, the Kinshasa newspapers - almost all of them - mentioned in this week's deliveries the controversial sword of the new constitutional judges."They took the oath ... He took note". It's on the front page of the newspaper Le Soft International. Service "without certainly the war weakened and the front reassured, on the contrary", notes the colleague from Soft…

QM oo War kasoo saartay ololaha ka dhanka ah cudurka

Children is vaccinated as part of national polio and measles vaccination campaign in Mogadishu, Somalia on Tuesday 01 September 2020. Photo Ismail Taxta / Ildoog/WHO SOMALIA 24-ka Oktoobar, waa maalinta loo goonida yeelay ciribtirka cudurka Dabaysha oo kamid ah lexda cudur ee dilaaga ah, isla markaana olole ka dhan ah uu ka socdo guud ahaan Caalamka si loosoo afjaro. Cudurkaan ayaa naafeeya lixaadka qofka uu ku dhaco, waxaana la siiyaa tallaal kahortag si jirka qofka uu awood…

69-ruux oo lagu dilay dibadbaxyada ka socda Nigeria! –

Shacab ka careysan tacaddiyada ay geysanayaan Ciidamada Booliiska Dalka Nigeria ee dhaca Waqooyiga Afrika ayaa isu-soo baxay waddooyinka waaweyn iyo meelaha kale ee muhiimka ah. Ugu yaraan 69-ruux ayaa lagu dilay dibadbaxyada socda, halka dadka Shacabka ah xoojiyeen muujinta cabashadooda ka dhanka ah dhibaatooyinka ay ka sheeganayaan laamaha ammaanka sida ay daabacday Wakaaladda Wararka Xinhua oo ilo wareedyo katirsan Madaxtooyada soo xigatay. Ilahaan ayaa shaaciyay in…

Jabuuti oo shacabkeeda uga digtay jebinta xayiraadda ay ku

Jamhuuriyadda Jabuuti waxaa ka dhaqangalay amar lagu joojiyay isu socodka Xuduudaha muddo 15-cishe ah si loo xakameeyo Xannuunka Coronavirus oo kiisas horleh laga diiwaangeliyay waddankaas. Dowladda ayaa sheegtay in ujeedka ay ka leedahay uu yahay ogaanta halka uu kasoo laba-kacleeyay xannuunka Covid-19 oo kiisas cusub laga diiwaangeliyay qaybaha kamid ah Jamhuuriyadda Jabuuti. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Muumin Axmed Sheekh ayaa shacabka ugu baaqay in ay adkeystaan…

Golaha Shacabka BFS oo maanta u codeynaya Xukuumadda RW

Xildhibaannada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta cod gelinaya Xukuumadda uu magacaabay Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble 19-kii Bishaan oo ku beegan isniintii todobaadkii tagay. Mudanayaasha Baarlamaanka waxaa loo diray fariinta Ajendaha kulankooda maanta oo ah U Codeynta Kalsooni Siinta Xubnaha Golaha Wasiiradda Magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda. Raysul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu Golaha Shacabka la wadaago tallaabooyinka ugu horeeyo ee ay qaadeyso…

Wada-shaqeynta Xeer-illaalinta & Maxkamadaha oo gaartay meel

Saalax Cali Maxamuud oo ah garsoore katirsan Maxakamadda gobolka Banaadir ayaa 20-October-2020 waxa uu soosaaray xaashida summaddeedu tahay M.G.B. DDL/242/2020, Garsoore Saalax waxa uu Warqaddaas u diray Drs Safiya Maxamed Maxamuud oo ah dacwad-ooge & kuxigeenka xeer illaaliyaha guud ee Qaranka, ujeeddada warqadda garsooruhu waxa ay ahayd xukunka ganaax lacageed oo Maxkamaddu ku ridday kuxigeenka xeer illaaliyaha guud dacwad-ooge Safiya Maxamed Maxamuud oo sida uu Xaashida…