Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Kulan lagu xalinayo xiisad taagan oo u socda Cabdi Xaashi, A…
Muqdisho (Axadle) –Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotel oo ku dhex yaalla Xalane, kaas looga wadahadlayo sidii xal looga gaari lahaa muranka ka taagan hanaanka loo soo magacaabayo xubnaha guddiyada doorashada ka soo gelaya gobollada waqooyi ee Somaliland.
Arrinta Somaliland ayaa ka mid ah qodobada ugu adag shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee…
Xog: Ninkii ka dambeeyay dilka kaaliyaashii iyo askartii Guu…
Jowhar (Axadle) – Saraakiil ka tirsan booliska HirShabeelle iyo xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle ayaa Axadle u xaqiijiyay in lasoo qabtay nin ay ku tilmaameen dilaa shiish badan oo ka tirsanaa maleeshiyaadkii Macawiisleyda ee soo wareeray Jowhar.
Xubnanaha aan la hadalnay ayaa sheegay in qaar kamid ah ciidamadii amniga ee xafiiska Madaxweynaha dhaawaceen ninkaan oo kahor inta aan…
Kenyan Malcolm Bidali in custody for three
Malcolm Bidali, a Kenyan citizen, has been detained in Qatar for three weeks and the charges against him are still unknown. This security guard wrote under a pseudonym about the fate of migrant workers in the country.
as reported from Dubai, Nicolas keraudren"Twenty nights of detention free of charge". On his twitter account,…
Toxic fumes from DR Congo’s Nyiragongo eruption
Five people were found suffocated to death on toxic fumes from the volcanic eruption in the Democratic Republic of the Congo's volcano Nyiragongo on Monday, when strong aftershocks shook the city of Goma.
The death toll is 20 the number killed since Africa's most active volcano erupted on Saturday, spewing red-hot melted lava that engulfed houses in its wake. "We have just discovered five dead people," civilian leader Mambo Kawaya told Agence France-Presse (AFP), saying they were "suffocated by the…
the inhabitants of Buhene
The earth is still shaking on Monday morning, May 24 in Goma. Seismic tremors that maintain concern in the population of the capital of northern Kivu, terrified on Saturday night of the Niyragongo volcano. The human path is already heavy with almost twenty victims. Several places on the outskirts were damaged by the lava, especially Buhene.…
Garabka Cabdi Xaashi ee xildhibaanada waqooyi oo sheegtay he…
Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee garabka uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa looga hadlay waxyaabihii kasoo baxay kulankii ay la qaateyn garabka uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda xil-garsiinta Mahdi Guuleed.
Garabka Cabdi Xaashi ayaa sheegay in kulankaas la isku afgartay illaa 3 qodob sidoo…
Mareykanka oo ku dhowaaqay xayiraado ka dhan ah Ethiopia – C…
Washington (Axadle) – Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogeysa kaalmada dhaqaale iyo amni ee ay siiso Ethiopia sababo la xiriira eedo gaboodfallo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo dhacay intii uu socday dagaalkii gobolka Tigray, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay Axaddii soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka.
Waxay sidoo kale xayiraad saareysaa saraakiil hore iyo kuwa hadda xilalka haya ee dalalka Ethiopia ama Eritrea, kuwaasi oo…
Culimada Soomaaliyeed oo afar qodob kasoo saaray shirka door…
Muqdisho (Axadle) – Culimada Soomalaiyeed ayaa maanta bayaan ka kooban afar qodob kasoo saaray shirka wada-tashiga qaran ee haatan Caasimadda Muqdisho uga socdo madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka.
Kulan ay isugu yimaadeen Majmaca hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si gaar ah waxay farriin ugu direen hoggaamiyeesha Soomaaliya ee ku shirsan Teendhada Afisyoone, si go’aan rasmi ah looga soo saaro is mari-waaga…
XF Soomaaliya oo ‘dhibsatay’ magaca Teendhada Afisyoone + Sa…
Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sharraxaad ka bixiyey ereyga ‘Teendhada Afisyoone’ oo beryihii dambe ay si weyn u adeegsaneysay warbaahinta, maadaama uu ka socdo shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka.
Macalimuu oo qoraalkiisa ay ka muuaqatay in xukuumadda Soomaaliya ay ‘dhibsatay’ magacaasi ayaa sheegay in Afisyoone aysan aheyn…
CC Shakuur oo la kulmay saddex madaxweyne goboleed + Ujeedka…
Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan u dhexeeyey hoggaamiye xisbiga Wadajir iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka, kaas oo xalay ka dhacay magaalada Axadle ah ee Muqdisho.
Kulanka oo uu albaabada u xirnaa ayaa ka qabsoomay Hotelka Peace, wuxuuna u dhexeeyey siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah MUSHARRAX madaxweyne iyo madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Puntland iyo sidoo kale Koonfur…