Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Bangiga dhexe oo beeniyay eedo loo jeediyay Bangiyada &

Bandhiga dhexe ee Soomaaliya ayaa beeniyay warbixin dhawaan lagu daabacay wargays-ka caanka ah ee  New York Times,kaas oo lagu sheegay in bangiyada iyo xawaalaha gudaha Soomaaliya ay ku milmeen nidaamka maaliyadda ee Al Shabaab malaayiin doollarna ka helaan canshuuraha gudaha. Qoraal uu soo saaray Bandhiga dhexe kuna Taariikhaysan 21/10/2020 oo ay heshay Axadle ayaa lagu beeniyay warbixtaasi oo uu qoray Cabdi Latif Daahir oo ah weriyaha Bariga Afrika ee New York Times oo…

Hogaamiyaha Uganda oo RW Guulleed & Marwada 1 aad ee dalka

Hogaamiyaha Uganda, Yoweri Museveni oo madaxtooyadiisa Kampalla ku qaabilay Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo Marwada Hogaamiyaha 21 October 2020. Hogaamiyaha waqtiga dheer ka arimiya Uganda, Yoweri Museveni, ayaa is-barbar-dhig wuxuu u sameeyay waddankiisa iyo Soomaaliya oo ay ka joogaan ciidamo ka tirsan howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM. Hadalkaan ayaa yimid ka kadib kulan uu Madaxtooyadda Kampala kula qaatay marwada koowaad ee Soomaaliya, Saynab Cabdi Macalin, iyo wafdi ay horkaceyso oo…

Maxaa ka socda magaaladda Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle? –

Sawirka Baraha Bulshada Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ka socda dhaqdhaqaaq xoog leh oo ku aadan soo xulista xildhibaanada baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabelle. Hase yeeshee Jadwalka ay horaantii bishan soo bandhigeen guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle ayaa waxaa ka muuqata dib u dhac, waxaana jadwalka uu ahaa in la bilaabo 21ka bishan diyaarinta iyo soo gudbinta liiska xildhibaanada. Hase yeeshee Guddiga…

Pierre Buyoya’s lifetime puts AU in embarrassment

The verdict in Burundi over former President Pierre Buyoya to life in prison puts the African Union in an embarrassment. The latter is the high representative of the organization in Mali and the Sahel. There were no statements in Addis Ababa as relations remain strained between the AU and Burundi. Two years ago, the African…

Félicien Kabuga is transferred to The Hague

Félicien Kabuga will eventually have to be transferred to The Hague rather than Arusha. This is the decision taken on Wednesday by a judge of the UN mechanism responsible for the latest cases at the International Criminal Tribunal for Rwanda (ICTR). He was arrested on May 16 in the suburbs of Paris and prosecuted for genocide and crimes against humanity.…

Bariga Afrika oo wajahaya duulaan ayax oo ah kii ugu xumaa

Wadamadda Bariga Afrika ayaa qarka u saaran duulaan kale oo Ayax ah, oo ah kii ugu xumaa ee 25 sano soo mara qaaradda, sida ay sheegtay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee  (FAO). Warbixintii ugu dambeysay ee ay soo saartay Hay’addu waxa ay sheegtay in raxan badan oo koron koro ah ay ku suganyihiin dhulka beeralayda ah ee Itoobiya halka jiil cusub oo jiil cusub oo Ayaxa ay ku suganyihiin bartamaha Soomaaliya. Hay’addu waxa ay ka digtay dhibaatooyinka…

Uganda oo Ciidankeeda u diyaarisay Howlgal ka dhan ah

Taliyaha Ciidamada Uganda ee ku jira howlgalka Ururka Midowga Afrika AMISOM Gen. Richard Otto ayaa dhameystiray kormeyr qiimeyn ah oo uu ku tagay dhammaan saldhigyada Ciidamada UPDF-ta ay ku leeyihiin Koofurta Soomaaliya. Richard Otto ayaa tagay Difaacyada hore Ciidamada Uganda ee xiran Koofida Cagaaran Nabad ilaalinta Midowga Afrika, si uu qiimeyn ugu sameeyo xaaladda Askarta & sida ay u howlgalaan waqtigaan. Otto, waxaa wehliyay saraakiil sare sare oo ka socday Dowladda…

Djely Tapa, the Itinerary for a Morello Cherry in Montreal – RFI Musique

Djely Tapa Diarra combines Mandinka music and electro in his first album: "Baroque". © Jypheal for Etallon Group It has been nicknamed the "Morello Cherry in Montreal". Malian singer Djely Tapa Diarra, daughter of the famous Kandia Kouyaté, has made her place in the sun in Quebec music. His first album, Baroque, is at the crossroads of Mandingo music and electro. This fighter summons the rhythms of her country, Mali,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More